Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada burka dhuumasho lagu cunayo maxay noqon

Riyada burka dhuumasho lagu cunayo maxay noqon Riyada: Asc wllo waxan riiyo ku arkay anoo si dhuumasho ah ku cunaya burka la shiilay Burka la duba (Burshiil), waana cunayay anoo guriga dhexdiisa kala soo baxaya waxana ku dhex cunayay guri dhexdiisa kuwa badan bac ayay ku jireen aaad ayuu u macana. marka maxay noqon karta […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Biyaha shahwada ninka maxaa daciif ka dhiga

Biyaha shahwada ninka maxaa daciif ka dhiga Su’aasha: SCW waxaan rabaa inaan ogaado dhibkan i haysta kaso ah biyaha shahwada iga baxayo adayg ma aha waa biyo qoyan ah taas mala dhihi karaa waa cadi mise waa jiro waxan jiraa 22 sano sababta biyaha shahwada jilcinaysa maxa la dhihi kara. Jawaabta: Biyaha shahwada ama manida […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar aan whats appka ka bartay baan ku riyooday

Su’aasha: Asc waa idiin salaamay bah weynta wax ku qorta Mareegtan Daruur.com, waxaan rabaa inaad ii fasirtaan riyo aan xaley ku riyooday waxayna ahayd gabar aan Whats appka iska baranay balse aan sidaas u sheekeysan ayaan waxaan ku riyooday gabadhii oo gurigeena joogto lacagna isiineyso ayaan saakey ku soo toosay riyadaas oo kale maxaa la […]

Categories
Talooyinka Consultation

Sidee gabadha loo bikro jabiyaa uguna macquulsan

Sidee gabadha loo bikro jabiyaa uguna macquulsan Su’aasha: Walaal waxaan rabaa inaan cilmi ahaan idiinkaga faa’ido hada waxaan ahay doob wali aan guursan waligiina gabar aan ka sineysan hadana sidee ugu fudud markaan gabar bikro ah, oo baadiye la iiga keenay la ii guuriyo qaabkeen u bilaabi karaa howsha waxaan mararka qaar ka fekeraa sidii […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Habaryartey oo dhimatay iyo hooyadey oo sheekeysanaya

Su’aasha: Waxaan riyo ku arkay xaley habar yartey oo muddo ka hor dhimatay iyo hooyadey oo hada nool oo riyadeyda dhexdeeda kuwada hadlaayo, markaasaa laleeyahay habaryartay iyadoo ruuxaan ah bey la hadleysaa oo ay joogtaa. Marka riyadaas cml maxaa lagu macneyn karaa Jawaabta: Riyada guud ahaan waxay tilmaamaysaa  riyada habaryartaada iyo shkeeda hooyadaada , inshaa […]

Categories
Talooyinka Consultation

Sidee layskaga joojiyaa daawashada kilibyada galmada

Sidee layskaga joojiyaa daawashada kilibyada galmada Su’aasha: Walaal, waxaan daawada muuqaalada qaawan ee wasmada, marka waxaan isku arkay hadaan iska joojiyo xitaa inay sidii qabatin cml ii qabaneyso oo aan dareemaayo kacsi saa’id xitaa aan cunada ugu go’aayo ilaa aan muuqaaladaas ka arko mooyee marka sideen nafteyda ugu joojin karaa muuqaaladaas. Sidee layskaga joojiyaa daawashada […]

Categories
Caafimaadka Health

Qooqa badan cuntada miyuu jaraa

Qooqa badan cuntada miyuu jaraa Su’aasha: Waa idiin salaamay walaalyaal, waxaan ahay wiil doob ah oo 22 sano jiro anigoo bilooyinkii dambe caadeystay siigada ayaa hadana waxaan isku arkay hadaan siigeysan in ay qandho i qabaneyso oo waxba cuni karin oo raashiinka xitaa iima dhadhamo inaan siigeysto mooyee markaasaa waxoogaa furfurmaa marka sideen ka yeelaa […]