Riyada burka dhuumasho lagu cunayo maxay noqon
Riyada:
Asc wllo waxan riiyo ku arkay anoo si dhuumasho ah ku cunaya burka la shiilay
Burka la duba (Burshiil), waana cunayay anoo guriga dhexdiisa kala soo baxaya
waxana ku dhex cunayay guri dhexdiisa kuwa badan bac ayay ku jireen aaad ayuu u macana. marka maxay noqon karta fasiirkeeda fasirka riyada burka saliida lagu dubay.

Fasirka:
Shaki kama taagana riyada cuntada macaan la cunayo inay fiican tahay oo bishaaro ay tahay.
Qofkii ku riyoodo asoo cunaya cunto macaan ah waxay tusinaysaa in Alle galbigiisa ka farxin doono wuxuuna heli doonaa waxyaabaha uu jecel yahay oo dhan, waxaas waxay noqon karaan guur ama shaqo fiican ama guul kale.
Guud ahaan cuntada macaan bur ama xawlo ama wax kale oo macaan waa wanaag iyo khayr iyo bishaaro.
There is no doubt that the dream of eating sweet food is good and good news.
A person who dreams of eating sweet food shows that Allah will make him happy and he will get all the things he wants, which could be marriage or a good job or other success.
In general, sweet food, flour or khawlo or anything else sweet is good and good and good news.
