Categories
Riyooyinka Dreams

Walaalkey oo gabar aan la doonay aan ku riyooday

Su’aasha: Waa ku salaamay walaal waxaana kaaga mahad celinayaa qaabka aad iigu macneyso riyooyinka aan kuu soo gudbisto marwalba waxaad iga mudantahay sharaf iyo cizi inkastoo aan aqoon waxaad tahay nin iyo naagba hadana waa ku mahadsantahay sidaad fariimahayga ugu soo jawaabto marwalba. Walaal waxaan riyo ku arkay aniga iyo qoyskeyga oo aan gabar u […]

Categories
Caafimaadka Health

Raga dabada laga maro caruur ma dhali karaan

Raga dabada laga maro caruur ma dhali karaan Su’aasha: Raga dawada laga maro carur madhali karan. Jawaabta: Sida la og yahay raga rag kale u tagayo waa dambi aad u weyn oo daran, Alle ummad oo dhan ayuu ku halaagay dambigaas, markay samaynayeen waa qoom Luud. Marka ninka falkaas lagu sameeyo waa nin dulli ku […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada Sambuus lagu cunaayo maqaayadda

Su’aasha: Walaal saakay salaadii subax ka dib markaan hurdada ku noqsaday waxaan ku riyooday anoo meel maqaayad ah, sambuus ku cunaayo waxaan cunay 3xabo oo sambuus ah iyo xabad macshara ah, markaasaa nin i ak fadhiyay xabad ka mida sambuuskii uu ila cunay markaasaa lacagta sambuuska markaan qiimeynay 11,000sh.So ayay noqotay anna lacag baan heystay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Qofkii ku riyoodo asoo kafan ku duuduudan

Su’aasha: Sakay Saladi Subax waxan ku riyooday anigo Karfan igu duban sawir keygana i agyalo iso jawab insha Allah sheq. Jawaabta: Riyada noocan ah qofkii arko asoo kafan ama karfan ku duuban waa digniin waxaana laga rabaa inuu ka towbad keeno falal dambi ah, waa xusuusin la xusuusinayo geerida. Marka riyada macne weyn ayay leedahay […]

Categories
Talooyinka Consultation

Gabadha Sunna gudka ah tan fircooniga iyo tan aan la gudin midee raaxo mac

Gabadha Sunna gudka ah tan fircooniga iyo tan aan la gudin midee raaxo mac Su’aasha: Walaal inkastoon aan wali guursan hadana waxaan rabaa inaan ogaado. Midee ku haboon dhanka raaxada markii la fiiriyo sadexdan nuuc ee gabdhaha tan la guday oo fircooniga ah, tan la guday oo sunnaha ah, iyo tan aan la gudin. Teda […]

Categories
Talooyinka Consultation

Hurdo iyo caajis ayaan dareemaa marka ninkayga raaxo rabo

Su’aasha: Asc walaalyal magcayga waa mariza suasheyda waxay tahay waxaan dareema hurdo iyo caajis Faro badan iyo xanaaq marka zowjkeyga idoono ama aanka dareemo inu rabo galmo Balse kahor waxan ahay qof nashaad ah firfircoon sheekenayo xata marku iska kee dhaafo waxan ahay qof nashaad San Marka waxaan garan waaye ma arin cafimaadka la xiriirta […]

Categories
Caafimaadka Health

Saliidda qumbada dareenka ma kicisaa

Su’aasha: Walaal inkastoo aan shiirkeeda necbahay hadana waxaan maqlay in lagu qooqo saliida qubada marka saliidaas qof doob ah, oo aan xaas qabin ma isticmaali karyaa. Jawaabta: Saliidda qumbaha “Coconut oil”  ama    زيت جوز الهند   waa la sheegay inay leedahay dareen kacsi siiba biyaha qumbaha oo fareeshka ah, haddii aad doob tahay maxaad ka […]