Fasirka riyada dad badan dabaalanaya Su’aasha: Waxaan kale oon Ku riyooday dad badan oo dabaalanaaya bada. Jawaabta: Riyadan waxay tusinaysaa dadkaas inay wax isla wadaagayaan ama shirkad ay ka dhexeyso ama arrin inay ku guda jiraan, ama inay ku mashquulsan yihiin wax aan faa’ido u lahayn, waxaa dhici karta in lagaaga digayo falkaas ay samaynayaan. […]
