Fasirka riyada dad badan dabaalanaya
Su’aasha:
Waxaan kale oon Ku riyooday dad badan oo dabaalanaaya bada.

Jawaabta:
Riyadan waxay tusinaysaa dadkaas inay wax isla wadaagayaan ama shirkad ay ka dhexeyso ama arrin inay ku guda jiraan, ama inay ku mashquulsan yihiin wax aan faa’ido u lahayn, waxaa dhici karta in lagaaga digayo falkaas ay samaynayaan.
Halkan ka daawo riyada dabaasha
This dream indicates that these people are sharing something or are in a company or an affair, or that they are busy with something that is not beneficial to them. You may be warned about the action they are taking.
