Gabar ku riyootay ciddeeda oo dhan cunto karinayso

Su’aasha: Asc wll waxn ku riyodey familga dhamnti karinya cunto waxn arkayey adeerky Dhari weyn kuwan lagu kariyo marka geerida dhacdo ama arooskuba dusuuud waweyn. baris aya ku karayry hilib ka buuxo qar waxay jarjarayen khudarti sugada lagu sameyn laha kadib wan u imi waxn furey albabka gurigayga mahadsanidin. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa guur barwaaqo […]
Riyada kariska raashinka

Su’aasha: waxaan Ku riyooday oo kale nin aan aqaano oo raashin karinaaya digsi Ku karinaaya suugo cunta Karis camal Ku jira. Jawaabta: Riyadan waxay tusinaysaa hanti badan inaad heli doonto, kariska cuntada guud ahaan waa khayr badan iyo maal badan, waa riyo wanaagsan oo bishaaro ah. Shardi ma aha inaad adiga kariso cuntada xataa haddaad […]
