Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada dad badan dabaalanaya

Fasirka riyada dad badan dabaalanaya Su’aasha: Waxaan kale oon Ku riyooday dad badan oo dabaalanaaya bada. Jawaabta: Riyadan waxay tusinaysaa dadkaas inay wax isla wadaagayaan ama shirkad ay ka dhexeyso ama arrin inay ku guda jiraan, ama inay ku mashquulsan yihiin wax aan faa’ido u lahayn, waxaa dhici karta in lagaaga digayo falkaas ay samaynayaan. […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Masas iyo caaracaaro riyo marka lagu arko

Su’aasha: Riyadaan ugu dambeysa xalay ayaan Ku riyooday oo ah anigoo masas garacaya ilaa aan dabada dambe ul uga gooyay iyo waxaan arkay caaracaaro anigo xaqin ku qabanayay inan dilayo camal iyo kuwo darbiga si fulayay aan ku qabanayay xaqinka broomka # sxb rali noqo riyoyinka waan qoraa markay xogq garana waan kuso gudbiya hal […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada kariska raashinka

Su’aasha: waxaan Ku riyooday oo kale nin aan aqaano oo raashin karinaaya digsi Ku karinaaya suugo cunta Karis camal Ku jira. Jawaabta: Riyadan waxay tusinaysaa hanti badan inaad heli doonto, kariska cuntada guud ahaan waa khayr badan iyo maal badan, waa riyo wanaagsan oo bishaaro ah. Shardi ma aha inaad adiga kariso cuntada xataa haddaad […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof xabbad kugu soo ridaya

Su’aasha:  Aniga iyo qof kale oo jidka Isla marayna ayaa mid Ku tuuray dhagax nin gaari qatay kadibna aniga iyo qofkii Ila socday waan cararnay oo waaxaa nasi bursaday ninkii gaariga qatay oo xabad soo ridaaya kadib waxaan aragnay ninkii oo qoslaaya kii nasoo bursanaayay oo waxuu ridaayo tahay baaruud waan Isla joogsanay. Jawaabta: Riyada […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qoorgalinta gabadha walaasha ah

Su’aasha: Assalamu allaykum MR Waxaan Ku riyooday anigoo Gabar walashay ah hab siiyay iyo Gabar kale oo South Africa Ku aqanay oo aan ahayn Somali oo ag fadhiday. Jawaabta: Riyada qofka marka uu hab siinayo walaashiisa waxay tilmaamaysaa inuu yahay qof garab istaagi doono oo wax siin doono oo u kaalmayn doono, waa riyo fiican […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada cuntada laga helayo qof dhintay

Su’aasha: ASC Dhamaan hawl wadaneeda pagkan waan salaamay, salaan ka dib waxaan jeclahay inaad ii fasishaan riyo aan xalay ku riyooday. Waxaan ku riyooday nin suldaan ah, oo aan garanaayo laakiinse imikan aan noolayn ayaa cunto i siiyey cuntadaasi waxay ahayd cunto caydhin oo isugu jirta, Bariis, Baasto iyo Caane boodhe. Niman qaraabadiisa ah ayuu […]

Categories
Caafimaadka Health

Siigadu waxan wada muddo dhan 6 sano maxaa xal ah

Siigadu waxan wada muddo dhan 6 sano maxaa xal ah Su’aasha: Siigadu waxan wada muddo dhan 6 sano maxaa xal ah mustaqbalka dhib ma u geysaneysaa. Jawaabta: Siigada in badan ayaan kasoo hadalnay dhibka ay leedahay iyo sida loo joojiyo. Lix sano ma yara haddaad siigaysanaysay, waxa ugu fiican lagu joojiyo waa go’aanka adag. Halkan […]