Su’aasha: Asc bahda reer daruur. Qof sxbkey ah ayaa iigu sheekeeyey subaxdii markii uu kasoo kacay hurdada Wuxuuna ii sheegey in uu riyo iigu arkay anoo tuuga isoo weeraray oo mobile keyga la iiga qaatay sii xunna la iigu duray mindi oo aan tacbaan gaaray. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamysaa digniin inaad iska ilaaliso dadka qaar […]
