Qofka arka riyooyinka badan maxaa la dhihi karaa

Qofka arka riyooyinka badan maxaa la dhihi karaa Su’aasha: Sidi aan ugaarey 20 sano waxaan arkey in kabadan 40 riyo halsano gudaheeda marka maxeytahay riyooyinkaa tirada badan neh qaarna aan xasuusto qaarne aan ilaawey dhalinyaro sidaa ah ma jirtaa. Jawaabta: Dadka way ku kala duwan yihiin aragtida riyada dad waxaa jira riyadooda ay tahay dhif, […]
Fasirka riyada gabar maalmahan iga gaabsatay oo marwalba igu soo laalaabato riyadeeda

Su’aasha: Sxb waanku salaamay seetahay sxbw gabadhan waxaan is naqaana mudoo sanad ah hadana 6dii bilood ugu dambeysay waxaa naga dhexeeyey xiriir jeceel marka maalmihii dambo waxaan ka dareemay gaabis xageeda ah xitaa kama jawaabto dhambaalada iyo cododka aan u diro telka igama qabato halmar bay iisoo jawaabtaa kaliya marka waxaan isku arkay in habeenada […]
Riyada habeen kasta ah maxay ka dhigan tahay

Riyada habeen kasta ah maxay ka dhigan tahay Su’aasha: Asc walaalaha Daruur ee qaaliga ah waxaan ahay wiil dhalinyaro ah oo 20 jir waayadii hore way yareed Riyadeeda xili horena ma seexan jirin balse wayadan dambe mushkilado ayaa ila soo darsay dhaqso ayaana seexdaa waxaan arkaa riyooyin is daba joog ah qaarkood waan hilmaamaa qaarna […]
Riyada aniga oo dagaalamaya oo dad badbaadinaya

Riyada aniga oo dagaalamaya oo dad badbaadinaya Su’aasha: asc dhamaan walalaha musliminta mel walba aad joogtan gar ahan walalaha daruur salan kadib waxa iga yaabisay hal arin taso ah riyo marwalba igu so noqota taaso ah aniga oo dagaalamaya waliba aan dad badbaadinaya wax kasto dagaal kaas igu gaarana waxba iga ma dhibayaan xadii xabad […]
Riyooyinka tirada badan ma caafimaad darro baa

Riyooyinka tirada badan ma caafimaad darro baa Su’aasha: Sidaan 21 sano ugaley habeeno badan ayaan riyooyin arkaa qaar waan ilaawaa subaxdi markaan soo kaco qaarne waan xasuustaaa marka Riyooyinkaan tirada badan mexey yihiin caafimaad daro miyaa. Jawaabta: Riyada badan waxay tilmaamaysaa fikirka qofka iyo walwalka uu ku jiro, inta badan waxaa riyo badan arko dadka […]
