Categories
Caafimaadka Health

8 astaan muhim ah oo tilmaamaya cudurka sokorta

8 astaan muhim ah oo tilmaamaya cudurka sokorta Waxay sheegeen dhakhaatiirta ku takhasusay cudurada halista ah astaamooyin iyo calaamooyin lagu garto qofka inuu sokor qabo waana calaamadaha ugu caansan oo tusinaya cudurka sokorta. 1- qofka inuu dareemo dharaartii daal aan sabab lahayn, hurdada inuu kasoo tooso asoo nooggan asoona si fiican usoo hurday .2- Gaajo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada nin xaaskayga naaska ka taaban raba

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday nin an aqaano oo doonaya in uu xaaskeyga naaska ka taabto kadib anigana Lugta ayan ka qaniinaya ninka oo dhawac baan u geysanaya. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa digniin, ninkan ayaa lagaaga digayaa inuu yahay qof damacsan gabadha aad qabto laakin adiga ayaa ka reebi doono dantiisa inuu gaaro, […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyo tuug oo xaaskayga taleefanka ka qaatay

Su’aasha: ASC FADLAN WAXAA DOONAYA IN LAII FASIRO RIYADAAN WAXAA ARAGTAY XAASKEYGA WAXAY U DHACEYSAA RIYADA SIDATAN ,XAASKEYGA IYO WALALKED ,GABADH YAR OO AY DHASHAY OO FADHIYA GURIGA IRIDKIISA WAXAA U YIMID NIN TUUG AH WUXUU KA QAATAY TELEPHONKII MANA CARARIN TUUGII ISLA MARKIINA WEY LA CARBIDAY WEY KA QAADATAY TELEPHONKEDI GURIGAY GASHAY WUU KASOO […]

Categories
Af English

Ereyo English duulimaadka iyo diyaaradaha ku saabsan

Ereyo la xiriira duulimaadka iyo diyaaradaha ee afka ingiriiska, waa ereyo la adeegsado xilliga safarka iyo wixii la xiriira diyaaradda iyo waxa khuseeya. Barashada afka waxay ku toostaa marka dhinac walba laga eego, qeybaha isku xiran in laysla qabto taas qofka ayay soo xusuusinaysaa barashada afka uu rabo inuu barto. English Somali Airplane Diyaarad “Dayuurad” […]

Categories
Af English

Ereyo English oo tusiya wax guud laga dhigayo

Luqad kaste waxay leedahay ereyo loo adeegsado marka la rabo in arrin laga dhigo mid guud ah oo qof kaste soo galaya, garaamarka afka ingiriiska wuxuu adeegsadaa ereyada oo tusinaya caam ama guud, ha noqdaan kuwo wax suga ama wax diida. Ereyada waa daruuri qofka hadduu rabo inuu barto afka ingiriiska, waayo waxay ku jiraan […]

Categories
Talooyinka Consultation

Maalmaha naagta ay uur qaadi karto

Maalmaha naagta ay uur qaadi karto Su’aasha: Waxan raba inaan ogaado gabadha maalmaha ay uurka si degdeg ku qaadi karto mala dhihi karaa maalmaha kacsiga uu daran yahay uur ayay si fudud ku qaadi kartaa maalmaha ugxamaha ay joogan kacsiga miyaa astaan u ah ama astaamo kale ayaa jira maalmaha ay xaaska dansan tahay fursad […]

Categories
Af English

Xarafka Ph sida loogu dhawaaqo afka Ingiriiska

Barashada afka ingiriiska waxay ka mid tahay waxyaalaha muhimka ah oo hadda qofka uu u baahan yahay inuu adduunka la socdo. Cadowga haddaad rabto inaad ka adkaato afkiisa ayaa la bartaa, luqada ingiriiska meel kaste ayay gashay, taasna waxaa keenay dowladaha awoodda leh ayaa ku hadlaya sida Maraykanka iyo Ingiriiska iyo Canada iyo Australi iyo […]