Categories
Caafimaadka Health

Oonka kadib biyo baraf marka la cabo dhididka badan maxaa keena

Oonka kadib biyo baraf marka la cabo dhididka badan maxaa keena Su’aasha: Walaal markaan aad u oomo oo haraadanahay hadaan biyo baraf leh cabo waxaa iga yimaada dhidid waaweyn taas maxaa u sabab ah? Anoo saa’id oon ii haayo hadaan biyo qabow oo baraf leh cabo waxaa iga yimaada dhidid badan arintaas maxay la xiriirtaa? […]

Categories
Af English

Baro ereyo English lagama maarmaan ah oo Somali u tarjuman

Baro ereyo English lagama maarmaan ah oo Somali u tarjuman Ereyo ka mid ah afka ingiriiska oo lagama maarmaan ah ayaad halkaan ka helaysaa iyagoo loo tarjumay af carabi iyo af soomaali, barashada afka waxay cuskanaysaa inaad xafidsan tahay ereyo badan oo aad ka duuli karto si aad ugu hadasho afka aad baranayso iyo si […]

Categories
Caafimaadka Health

Dareenka raaxada kaadida waa maxay

Dareenka raaxada kaadida waa maxay Su’aasha: Xubinkayga taranka waxan dareemaa macaansi markaa kaadshayo cun cun markay biyahu iga imaadana kaadida ma xajin karo usobab ah ma la odhan karaa. Jawaabta: Dareenka raaxada la dareemo xliga kaadida inta badan waxaa keenaa qofka oo aan mudo biyo ka bixin oo xubintiisa taranka la gaaxiyay, buuxsanaanta ay buuxdo […]

Categories
Talooyinka Consultation

Dumarka gadaal laga maro saxaro weyn miyaa ka timaado

Dumarka gadaal laga maro saxaro weyn miyaa ka timaado Su’aasha: waxan raba inaan ogaado gabadha dabada looga tago saxaradeeda miyay weyn tahay waxaan meel ka akhriyay dumarka futada lag fuulo saxro buuran ayay dhigaan taas waxaa sabab u ah wasmada dabada maxaa ka jiro waso arkay hadalkan oo kale si kale  hadalkaas idinkoo mhadsan. Jawaabta: […]

Categories
Talooyinka Consultation

Guriga walaalkayga ayaan joogaa xaaskiisa ma tixgaliyo ila taliya

Su’aasha: Asalam alaikum walal waxan ahay inan 20s ku jirta da’ ahaan arday na wan ahay waxan la noolahay walalo oo reer leh rer kan la noolahay buuq joogto ah aya ka dhex tagan walasha ninka qabaa ma ixtiramo hadal wanagsan kuma dhaho marwalba way ooysaa dhibka uu ku hayo ayan gob jog ka ahay […]

Categories
Talooyinka Consultation

Webka Daruur.com xaguu ku yaalaa fadhigiisa?

Su’aasha: Walaal waxaan ku xiranahay websitekiina mar walbana waxaan ka akhristaa qoraalada aad soo galisaan marka websiteku xaguu xarun ku leeyahay mideeda kale websitekiina ma qaataa dad qoraayo oo u baahan inay wax ku qoraan. Jawaabta: Walaal webka Daruur fadhigiisa waa meelo badan oo ay ka mid tahay Masar, qofkii raba inuu qoraal soo diyaariyo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada meel cunto bisil lagu dhiibaayo

Riyada meel cunto bisil lagu dhiibaayo Riyada: Asc waaku salaamay wll waxaan ku weydiin xaley ayaan ku riyooday anoo joogo meel cunto lagu cunaayo ma kala saari kari inay maqaayad ahayd iyo inay meel kale ahayd waxaana sameeyey hilbo cuntada saarnaa inaa bac ku xirto ka dib markaan hilibkii afka galiyey xalwiyaad ayuu isku badalay […]