Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada galmada sida loo joojiyo

Riyada galmada sida loo joojiyo Su’aasha: Riyada Galmada Ama Riyada kocada sideen iskaga Jojin kara way Igu badate. Jawaabta: Riyada galmada waxay ka dhalataa labo waxyaabood  midda koowaad waa biyaha shahwada qofka ku daahaan oo muddo aysan ka bixin waxaana u badan dadka doobka ah, midda labaadna waa fekerka qofka mar kaste galmo ka fekera […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada bakaylaha iyo qoolleyda

Riyada bakaylaha iyo qoolleyda Riyada: ASC waxan ku riyooday (1) qooley labo ah oo mid wax dulsaarnay inay dhimatay an u malenaayay oon waxi dulsarna an Ka qaaday iyo waxaan Ku riyooday (2) bakeele bakeeleyaal BADAN oo kalarka cadaan u dhaw iyo_ shimbirkale oo Wayn waxaan qof agteyda taagnaa Ku iri Ka waran hadii aan […]

Categories
Caafimaadka Health

Cuntada iyo caafimaadka xiriirka ka dhexeeya

Cuntada iyo caafimaadka xiriirka ka dhexeeya Caafimaadka iyo cuntada xiriir weyn ayaa ka dhexeeya, qofka intuusan ku degdegin daawo waxaa habboon inuu ilaaliyo cuntada uu qaadanayo iyo xilliga uu qaadanayo. Jirrooyinka badankooda waxay ka dhashaan cunta xumida si xun in loo adeegsado cuntada ama in la cuno cunto dhib jirka u keenaysa. Sidoo kale waqtiga […]

Categories
Af English

Ereyo English oo maxkamad iyo cadaalad ku saabsan

Halkan waxaad ka heli kartaa ereyo english ah oo u turjuman carabi iyo soomaali, kuwaas oo ku saabsan maxkamadda iyo garsoorka, qofka marka uu baranayo af waxaa la rabaa qayb kasate ka mid nolosha inuu si gaar u barto, qaabka ugu sahlan barashada afafka qalaad waa inaad u barato qaab mowduuci ah, taas waxay keenaysaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada laga badbaadayo webi maxaa lagu fasiraa

Riyada laga badbaadayo webi maxaa lagu fasiraa Riyada: Waxaan ku riyooday anigoo ku dhex jira wabiga biyihiisa oo dhexda ii joog joogaan hadana aan ka bixi karin markii dambo isla riyada dhexdeeda Ilaahey ayaa iga bixiyey biyihii aanku habqanaayey markaasaan ayaa riyada dhexdeeda ku dhahay Alx, kaaga sii daran riyadan waxaan ku riyooday xilli duhur […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada aabahay oo dhintay caano aan cabbi karin

Su’aasha: Aabahay wu dintay. waxaana ku riyooday anigo caano sinaayo wuxuuna igu jawabaay ma cabi karo waayo nimakas aya idiidayo. Markaas aya aniga cabaaa canihiii. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa aabbhaaga inuu u baahan yahay in loo duceeyo. Caanaha guud ahaan waa fidro, qofka caanaha riyada ku cabbaya wuxuu helay fidrada waana wax fiican laakin adiga […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabadh riyadeedu igu soo noqnoqotay

Su’aasha: Asc, waxaa had iyo jeer igu soo noqnoqota riyo gabadh aan si toos ah isu naqaano oo aan heblaayo u garanaayo. Gabadhaa mar waxaan ku riyoodaa iyadoo ila joogta, mar waxaan ku riyoodaa iyadoo ila hadlaysa, mar waxaan ku riyoodaa anigoo u galmoonaaya, marna waxaan ku riyoodaa anigoo taataabanaaya. Riyadani waa riyo mar walba […]