Categories
Fatwada

Waswaaska Nabiga (SCW) iyo Quraanka ku saabsan

Su’aasha: Asc wll waswaska kisa xun OO qasabka ah maxa Dawa uah wuxuu iguqasba inan suubanaha scw inan wax kasheko tuusale quranka inbadan aya rasuulka scw lugu hadlay ama axaadiistisa marka hada nabiga scw markan maqlaba wax xun ayuu qalbigeyga kusotuuraya illa mararka qaar aan goansada inan quraanka akhrinin ama axaadiista iyo guud ahaan wacdiga […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada jabidda taajka boqoradda ingiriiska Elizabeth

Su’aasha: Waxaan ku riyooday taajka queen Elizabeth oo dhulka inta kusoo dhacay jabay diamond kii kasoo daatay aniga intaan xijaabka tarafkisa soo laabay ku aruursanayo. Jawaabta: Riyada waa riyo macne weyn xambaarsan oo tilmaamaysa boqortooyada ingiriiska inay khasaari doonto boqoradda Elizabeth oo ay ka bixi doonto familka, soo dhicidda taajka waxay astaan u tahay burburka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada foosha naagta uurka leh

Riyada: Waxaan ku riyooday Uur anoo leh oo foolanayo lkn caloosha ilmaha kujiro aanan dhaqaaaqeynin. Waxaan ahay xaas. Fasirka: Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad ka bixi doonto dhibaatada iyo mashaakilka kuu gaarka ah, iyo inaad heli doonto khayr badan, hanti iyo nolol wanaagsan. Haweeneyda hadday ku riyooto fool aan dhalmo la soconin sidaas ayaa lagu fasiraa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada talaalka cudurka karoonaha

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riiyooday anoo qadanaya talaalka ka hortaga Covid19 maxay noqon karta talaalkas niyada uguma jirin waligay kuma fikirin inaan qaato. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inuu Alle ku badbaadin doono musiibadan. Marka laga hadlo guud ahaan talaalka cudurka karoonaha shaki weyn ayaa ku jira, waxaa la sheegayaa inuusan ahayn talaal caadi ah […]

Categories
Af English

Ereyo English dhawaaqa iska shabaho laakin kala duwan

Ereyo ayaa jira oo dhawaaqooda iskaa shabaho laakin qoraalka iyo macnaha ku kala duwan afka ingiriiska. Ereydaas waxaa ka mid ah ereyada halkan ku qoran, waxay u tarjuman yihiin carabi iyo soomaali. Marka aad baarto qaamuus english waad ka heli kartaa ereyo kale badan kuwan waa tusale kaliya ah, barashada afka ingiriiska waxaa lagaa rabaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday anigoo umulay

Su’aasha: Asc waxaan ahy xaas mudo 4 sano wax caruur dhalin habeen ayaan waxaan ku riyooday anigoo umulay walipo wiil ayaan dhalay mida aaan ka yaabay ayaa waxey eheyt wiilkeyga horay ayuu ka hadlay wuuna diiday inuu hooyo igu yeero waxoo idhahay adiga waxaa thy walaashey maxey thy riyada nuucan ah. Jawaabta: Waxay noqon kartaa […]

Categories
Caafimaadka Health

Waxaan ahay xaas mudo 4 sano caruur dhalin galmada ma dareemo

Waxaan ahay xaas mudo 4 sano caruur dhalin galmada ma dareemo Su’aasha: Asc waxaan ahay xaas mudo 4 sano wax caruur ma dhalin darenkeyga aad ayuu uliitaa oo galmada waxba kuma dareemo mana siigeyso wax xun neh ma fiirsado sideen dareenkeyga ku xoojiyaa oo aan unoqdaa qof xaga gogosha u nugul. Jawaabta: Dhalmada waa wax […]