Categories
Caafimaadka Health

Dhiiga ama dhareerka afka kasoo daata xiliga hurdada

Dhiiga ama dhareerka afka kasoo daata xiliga hurdada Su’aasha: Walalo sual waxaad iga caawisaa Waxaa iga yimaada dhiig ama dhacaan afka markaan seexdo marwalbo. Jawaabta: Marka hore waa inaan ogaanaa sababka keena dhacaanka ama dhareerka afka kasoo daato marka qofka uu hurdo ku jiro. Qofka marka uu hurdo galo siiba hurdada culus xubnaha wejiga ayaa […]

Categories
Caafimaadka Health

Waxaan ahay wiil jira 24 sano wax gadh ahna malahi

Waxaan ahay wiil jira 24 sano wax gadh ahna malahi Su’aasha: Walaaalayal waxaan ahay wiil jira 24 sano wax gadh ahna malahi wali igamana soo bixin xataaa xaaad ama timo ma shaarubyo kaliya leyahy waamaxay sobabtaasi adeeraday abtiyaashy wa leyahin ma beerankaraa mise talo kale ayaad isiinysaan. Jawaabta: Timaha jirka badnaaantooda iyo yaraantooda waxay u […]

Categories
Caafimaadka Health

Sharaabka badan ee la cabo shahwada badiyo kacsigana kordhiyo

Sharaabka badan ee la cabo shahwada badiyo kacsigana kordhiyo Su’aasha: Walaal biyaha badan ee sharaabka sida liimaha oo kale hadii la cabo shahwada miyey kordhisaa mana soo celin kartaa manida iga baxday? Jawaabta: Shahwada waxaa kordhiya cunto kaste burutiin badan leh sida qudaarta cabbitaanka caanaha ukunta dhammaan waxyaalaha nafaqada leh, gaar ahaan kalluunka iyo caanaha […]

Categories
Caafimaadka Health

Kaniiniga Speman oo biyaha raga badiyo

Kaniiniga Speman oo biyaha raga badiyo Su’aasha: Waxan rabaa inaan ogaado kaniiniga lagu kordhiyo biyaha shahwada raga dhib ma leeyahay muxuu taraa ninka ma cuni karaa asoo caadi ah oo aan biyihiisa yaran? Jawaabta: Kaniiniga Speman wuxuu ka kooban yahay geedo, guud ahaan wuxuu daawo u yahay borostaatada ninka iyo meelaha biyaha manida soo galaan […]

Categories
Caafimaadka Health

Habka loo joojin karo siigaysiga How to stop bad habits

Su’aasha: Waxaan ahay Dhibane udhiban Aafada / Cudurka loo yaqaano siigada Markasto waxaan is dhahaa Iska Dhaaf waxaan mafiicne waxey kuu horseedi kartaa Mustaqbal Xumo Aad kashalayso Falka Waan kudhacaa yacnii Waan siigeystaa Oo Sheydaan ayaa Iimaceeya markaan siigeysto waan Shalaayaa Iska Dhaaf ayaan Iska dhahaa Waana Iska dhaafi Kari la’hay Marka Walal maxaad Igula […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar aan qaangaarin oo galmo iga codsaneysa

Su’aasha: Waxaan xaley ku riyooday gabar yar oo aan wali qaan gaarin oo jilbaha iiga dhagan oo igu qasbeysa inaan u galmoodo arintaas maxaa lagu fasiri karaa? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay jiraan dad qaraabo ah oo u baahan daryeel iyo wax in loo qabto, riyada galmada ma aha hadda mid galmo caadi ku saabsan, […]

Categories
Talooyinka Consultation

Xaaskaygu dareen kacsi maleh talo keena

Su’aasha: Waxaa ahay nin dhalinyara siigaysan jiray waxaa guursaday gabar si aan siigada iskaga daayo Xaaski aan guursaday waxa ay igu noqotay naag sida dhagaxa oo kle ah wax dareena lahay hadaa u baahdo waa i dhibsanaysaa hadaa hadaa bilo aan wax waydiin oo dhaha waa ku baahnahay. Cududaar bay sheegan hadii alle mar iga […]