Categories
Siyaasa - politics

Farmaajo haduu dalka sii joogo oo qoladan shisheeyaha u adeega laga adkaado maxaa dhici kara?

Su’aasha: Horta waxaa wax laga xumaado ah in webkiina aad ku milanteen siyaasadaha is diidan meeshii la rabay inuu webka ka shaqeeyo nabada iyo xasiloonida ayaad qoreysaa waxyaabo lidku ah maslaxada ummada Soomaaliyeed, taasna ma qurux badna teda kale kooxdan Qaran dumiska afka waxay ka dhigi waayeen Farmaajo tan iyo markii xilka loo doortay wuxuu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada aniga oo dagaalamaya oo dad badbaadinaya

Riyada aniga oo dagaalamaya oo dad badbaadinaya Su’aasha: asc dhamaan walalaha musliminta mel walba aad joogtan gar ahan walalaha daruur salan kadib waxa iga yaabisay hal arin taso ah riyo marwalba igu so noqota taaso ah aniga oo dagaalamaya waliba aan dad badbaadinaya wax kasto dagaal kaas igu gaarana waxba iga ma dhibayaan xadii xabad […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof nebi Muxumed SCW caayey oo aan doonaayey in aan dilo

Riyada qof nebi Muxumed SCW caayey oo aan doonaayey in aan dilo Riyada: ASC, Xalay waan ku riyooday anoo doonaaya in aan dilo nin caayey nebigeena suuban SCW. Riyada dhexdeeda ayaa waxaa iga soo hor baxay anoo meel maraaya koox rag ah oo uu ku jiro mid budhwayn sita, ninkaa budhka wayn sitaa wuxuu afla-gaado […]

Categories
Caafimaadka Health Fatwada

Su’aalo iyo Jawaabo muhim ah oo ku saabsan galmada dabada

Su’aalo iyo Jawaabo muhim ah oo ku saabsan galmada dabada Su’aasha: waxan raba inan ogaado wadado ayan ka maqlay ninka xaskisa haduu dabada ka fuulo way ka furmaysaa xaraan ayay ka noqonaysa naag uma noqonayso hadi u gadaal ka galiyo hadalkas sax miyaa diinta maxay ka qabtaa ninka inuu xaaskiisa futada ka maro oo uu […]

Categories
Siyaasa - politics

Madaxda Africa iyo Xukun jacaylka Idriss Déby iyo Farmaajo tusaale ahaan

Madaxweyneyaasha Africa iyo carabta maxay sidan xukunka ugu jecel yihiin. Waa su’aal u baahan in jawaab loo helo. Madaxweynaha Chad Idriss Déby ayaa la sheegay in lagu dilay dagaal dhex maray ciidanka xukuumadda Chad iyo ciidanka mucaaradka. Madaxweynahan oo xukunka qabsaday 1990-kii wuxuu doorashooyinka ku guulaystay 6 jeer sida la sheegay, wayna iska caddahay waa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof bistoola kuu wata iyo riyada tusbaxa cad

Su’aasha: ASC gudomiye ( 1 ) waxaan xaley Ku riyooday nin pistol wata oo ii yeeraaya oo raba inuu I dhaco gadaasheydana so socda waxuna igu yiri lambarkaan miyad taqaanaa markaas Ayaan Ku iri haa qofkaas ayaa iikaaso diray ayuu igu yiri qofkana waa naag aan garanaayo kadib waxaan Ku riyooday ( 2 ) tasbiix […]

Categories
Af English

Xarafka (B) goorta aan lagu dhawaaqin afka English

Afka ingiriiska wuxuu leeyahay waxyaabo loo baahan yahay inuu ogaado qofka raba inuu si fiican u barto. Waxaa jira xarfo aan lagu dhawaaqin marka ay la kulmaan xarfo kale. Waxaa ka mid ah xarafka (B) laguma dhawaaqo marka uu ka dambeeyo xarafka (M). Sidoo kale xarafka (B) marka uu ka horreeyo xarafka (T) Tusaale waxaa […]