Madaxda Africa iyo Xukun jacaylka Idriss Déby iyo Farmaajo tusaale ahaan

Madaxda Africa iyo Xukun jacaylka

Madaxweyneyaasha Africa iyo carabta maxay sidan xukunka ugu jecel yihiin. Waa su’aal u baahan in jawaab loo helo. Madaxweynaha Chad Idriss Déby ayaa la sheegay in lagu dilay dagaal dhex maray ciidanka xukuumadda Chad iyo ciidanka mucaaradka. Madaxweynahan oo xukunka qabsaday 1990-kii wuxuu doorashooyinka ku guulaystay 6 jeer sida la sheegay, wayna iska caddahay waa […]