Categories
Fatwada

Siigada iyo filimada galmada yaa dambi badan

Siigada iyo filimada galmada yaa dambi badan Su’aasha: Siigada iyo  filimada galmada ya dambi badan siigada markan iskudayo inan joojiyo Filimada majoojin karo hada Ramadhan aya lagu jira waqtigii aan tarawiixda iyo ciishaha aan tukan laha waxaan ayan dawada malinti indhaha dumarka kamalabi karo waxaan kacabsi qaba inan Malino Ramadhan siigaysto . Jawaabta: Filimada galmada […]

Categories
Caafimaadka Health

Su’aalahan dumarka kusaabsan iigaso jawaaba

Su’aalahan dumarka kusaabsan iigaso jawaaba Su’aasha: asc dhamaan naagta aan kacsiga lahayn maxaa u roon oo la siin karaa cuntada nafaqada leh nagaha ma kicin kartaa, ma jiraan astaan oo naagta lagu kasi karo inay qooqan tahay iyo marka ay galmo u bahan tahay, xaaska intee jeer ay rabtaa habeenkii raaxada nagaha buuran iyo kuwa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qofka rugcaafimaad furanaya

Su’aasha: asc waxaan ku riyooday anoo dhakhtar wayn furtay oo dad ku Daawaynaya guri wayn oo wada quraarada oo aad loo nadiifiyay oo wada cadaana ilaa marmarka hablo ayaana masaxayay anoo aad u faraxsan anuu dhakhtar baan ahay lkn hada ma shaqeeyo mahadsanid. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamysaa inaad heli doonto mustaqabl wanaagsan oo la xiriira […]

Categories
Fatwada

Matagu wayso ma jabiyaa

Su’aasha: Matagu wayso ma jabiyaa ? Jawaabta: Mataga inuu weyso jabiyo iyo in kale waa laysku khilaafay, Imaam Abuu Xaniifa wuxuu qabaa mataga inuu weysada jabiyo ha yaraado ama ha badnaado. Imaam Axmed bin Xambal wuxuu qabaa mataga marka uu aad u badan yahay weysada inuu jabiyo. Imaam Shaafici wuxuu qabaa mataga inuusan weysada jabinin […]

Categories
Caafimaadka Health

Hadaan is cadeeyo midabkayga seen kusoo celiyaa

Hadaan is cadeeyo midabkayga seen kusoo celiyaa Su’aasha: Asc wll ugu horayn waan ku salaamay waxaan ahay gabar waan is cadeeyay wllow markaan is cadeeyay waana nacay oo waan iska daayay wllo aniga dhan kala jaan aay noqday maxaa sameeyaa sidee jirkayga hore kusoo celiyaa. Jawaabta: Daawada laysku cadeeyo dhibaatooyin badan ayay maqaaka gaarsiisaa, marka […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Kacsiga hurdada kadib raga iyo dumarka maka siman yihiin

Kacsiga hurdada kadib raga iyo dumarka maka siman yihiin Jawaabta: Asc in tabadan ninka marki wuxuu sokaca hurdada isago kacsan guskisana aad u tagan yahay marka dumarkana miyay laqaban oo  iyagoo hurda miyay kacsadan waxaan maqlay naagta habeen marki ay seexata dareenkeda wuaiyada. Jawaabta: Kacsiga ninka marka uu hurdada kasoo tooso wuxuu tilmaamayaa caafimaadka wadnaha […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qaraabada iyo aabbaha dhintay loo tagayo

Su’aasha: asc walaalaha daruur salan kadib waxaa rabaa inan helo fasirka jawaabta riyadaan rerkayga oo jooga wadanka aya kiriyoda anigo utagayo lkn waqti walba waxa utaga ayada oo duruufi kamuuqato oo waliba meelo liito dagan duruufo aad udarana hayso mana aha sidaas maxay sa tahay riyadaas iga jahil bixiya midkale aabahay oo marhore dhibtay ayaan […]