Su’aalahan dumarka kusaabsan iigaso jawaaba
Su’aasha:
asc dhamaan naagta aan kacsiga lahayn maxaa u roon oo la siin karaa cuntada nafaqada leh nagaha ma kicin kartaa, ma jiraan astaan oo naagta lagu kasi karo inay qooqan tahay iyo marka ay galmo u bahan tahay, xaaska intee jeer ay rabtaa habeenkii raaxada nagaha buuran iyo kuwa caataha ah isku kacsi miya, su’alahan igasoo jwaba.

Jawaabta:
Kacsiga cunto kuma xirna asal ahaan wuxuu u noqonayaa hormoonada jirka oo Ilaahay ku abuuray naagta, cuntada way kordhisaa kaliya, marka haddii dhibaato ay ka jirto hormoonada jirka kacsiga naagta waa ku adag yahay, xataa haddii ay cunto fiican cunayso.
Teeda kale naagta kacsan calaamooyin badan ayaa lagu garan karaa waxaa ka mid ah calaamadaha, dhacaanka xubinta taranka, iyo ibta naasaha oo adkaata, iyo jirkeeda xaadada ka istaagto, sidoo kale shiirka kilkilaha iyo garaaca wadnaha oo neeftuurka la socdo.
Xaaska inta jeer ay u baahan tahay galmada waxay ku xiran tahay siday tahay awooddeeda kacsi naago waxaa jira dhowr jeer u baahan qaarna maba ka helaan, Qaar waxaa jira dhowr jeer biyabaxa marka galmada ku socoto.
Naagaha buuran iyo kuwa caatada ah inta badan waxaa kacsi badan dumarka dhuuban, taas waxay u noqonaysaa xididaha dhiigga, dadka dhuuban baruur ma laha oo reebayso socodka iyo qolqolka dhiiga, sidaa awgeed dhiiggooda si dhaqsi ayuu ku gaaraa xubnaha taranka rag iyo dumarba, laakin hablaha baruurta leh sidaas ma aha, inkastoo la heli karo naag buuran hadana kacsi badan.
Biyo badan ayaa iga soo faniino xiliga raaxada sariirta ma cudur baa
Naagaha qayliya ee ooya iyadoon Galmo lala sameynin maxaa lagu sameyn karaa?
Arousal is not related to food, it is basically the hormones that God created in a woman, food only increases it, so if there is a problem with the hormones in the body, a woman’s arousal is difficult, even if she eats a good diet.
On the other hand, a woman who is aroused can be recognized by many signs, including symptoms, genital secretions, and hard nipples, and her body stops moving, as well as armpit hair and a rapid heartbeat.
How often a woman needs sex depends on her ability to have an erection. Some women need it several times and some do not get it at all, some have multiple ejaculations during sex.
Fat and thin women often have more arousal than thin women. This is due to the blood vessels. Thin people do not have fat, which prevents blood from flowing and pooling, so their blood reaches the genitals of both men and women more quickly. However, this is not the case with fat women, although it is possible to find a fat woman who still has a high arousal.
