Caloolxuun iyo shuban maalinta ciida maxaa keena

Caloolxuun iyo shuban maalinta ciida maxaa keena Dad badan ayaa ka sheegta calool xanuun daran ama shuban iyo mantag maalinta ciidda fidriga ama maalmaha ku xiga. Marka hore waxaad ogaataa jirka ama caloosha inay la qabsatay gaajo dharaarta Ramadaanka. Marka subaxdii ciidda aad xalwo iyo buskut ka buuxiso markaas aad ku qadayso cunto hilib iyo […]
Matagu wayso ma jabiyaa

Su’aasha: Matagu wayso ma jabiyaa ? Jawaabta: Mataga inuu weyso jabiyo iyo in kale waa laysku khilaafay, Imaam Abuu Xaniifa wuxuu qabaa mataga inuu weysada jabiyo ha yaraado ama ha badnaado. Imaam Axmed bin Xambal wuxuu qabaa mataga marka uu aad u badan yahay weysada inuu jabiyo. Imaam Shaafici wuxuu qabaa mataga inuusan weysada jabinin […]
Mataga noocee soonka jabiya

Su’aasha: Waxan rabaa inaad iga jawabtan su’ashan oo ah qofka sooman haduu matago ama is matajiyo soonkiisa ma jabayaa. Jawaabta: Qofka sooman haddii uu matag iska keeno si kas ah soonkiisa waa jabayaa, sida haduu farta dhuunta galiyo oo kale ama wax mantag keenaya uu ursado, waxaana laga rabaa inuu soo gudo maalintaas, laakin haddii […]
