Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qofka fure la siinayo iyo lanbar 8 oo qasnad lagu furayo

Su’aasha: Waxaan ku riyooday anoo la isiiyay muftaax iyo 8 lanbar oo qasnad lagu furayo. Jawaabta: Riyadan waa bishaaro aad u weyn waxay tilmaamaysaa inay dhamaanayaan murugaha iyo mashaakilka ku haystay nooc kaste ha noqdaan kuwo dhaqaale ama caafimaad ama nolol iyo shaqo, waa riyo aad u wanaagsan oo khayr ah, waxaa kuu imaan doonto […]

Categories
Talooyinka Consultation

Xaaska inay ninka ka jeesato maxaa keeno

Su’aasha: Aslc dhamaantii su aal Marwadaada xalaasha ah marka aad u tageeyso habeenkii haday kaa sii jesato iyada oo kula ciyaarin ama kula raxaysan weydo marwalba maxaa jira culimo. Jawaabta: Wax kasta ayaa dhici kara waxaa laga yaabaa inay murgayso, ninka ayaa laga rabaa inuu la sheekaysto oo ka fahmo waxa ay u baahan tahay, […]

Categories
Fatwada

Adkaarta hurdada intee lagu akhristaa

Adkaarta hurdada intee lagu akhristaa Su’aasha: walaalayal adkaarta habeenkii waxaan kusoo akhristaa qolkaan buugaagta ku akhristo ka dib ayaan imaadaa qolkyga hurdada furaashkyga oon seexdaa sax miyaa mise waxaa qasab ah inaan markaanfuraashkyga hurdada tago inaa akhriyoa. Jawaabta: Waxaa habboon inaad akhrisato marka aad gogosha tagto oo aad isu diyaarinayso hurdada, haddii aad ku akhrisato […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada aadan ordi karin adoo lagu daba socdo

Su’aasha: Bahda webka Daruur waad ku mahadsan tihin sida aan noogu adeegaysan aad ban uga helay webkan qimaha badan, runtii webka dad badan ayaa u bahan su’aal ayan qabaa oo ah  riyada  qof kusoo racdaysanaya oo aadan ordi karin maxaa lagu fasiri karaa dadka dhan way kaa ordayaa kaligaaga ayaa soo haraya. Jawaabta: Riyada noocaan […]

Categories
Caafimaadka Health

Panax ginseng oo kabsool ma daaweyaa biya baxa dagdaga iyo kacsi la’aanta

Panax ginseng oo kabsool ma daaweyaa biya baxa dagdaga iyo kacsi la’aanta Su’aasha: Waxan maqlay panax ginseng oo kabloos ah 60 xaba ah inuu daweeyo kacsi la,aanta iyo biya baxa dag daga oo waliba ayaan so labaneynin sida dawooyin qaar marka cunto kugu so labanayan inay jiran ayan maqlay balse panax ginseng uu yahay mid […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday anoo helay dahab aad u fara badan

Su’aasha: waxaan ku riyooday anoo helay dahab aad u fara badan oo bac ku jira waxaan ka helay dhulka Allah mahadle. Jawaabta: Riyada dahabka badan waa khayr badan, qofka hadduu yahay arday wuxuu helayaa aqoon badan hadduu ganacsade yahayna wuxuu helayaa hanti fara badan, dadka qaarna wuxuu u noqonayaa murugo.

Categories
Caafimaadka Health

Daawo ma jirtaa kacsiga lagu yareeyo

Daawo ma jirtaa kacsiga lagu yareeyo Su’aasha: Asc wllo gabar ayaa guurla iiga baxday an waxaan ahay nin dareen badan ma ii sheegi kartaa daawada ay isticmaalaan aktariinta oo kacsiga joojiya intee ka helayaa Mida kle aalmiitada badan dareenka ma yaraysaa Ama ii sheeg wax dareena yareeya Jawaabta: Qofka wuxuu ku yarayn karaa kacsiga waxyaabo […]