Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riyooday aabahay oo mar hore geeryooday

Su’aasha: Asc waxan ku riyooday aabahay oo mar hore geeryooday ayaan riyo ku sheekeesanay kadib ayaan dhahay soo bax aan xaafada aadne waxa uu i dhahay orad adiga aad aniga meel ka fiican ayaan joogaaye? Jawaabta: Riyada waa riyo bishaaro ah, waxay tilmaamaysaa aabbahaaga inuu meel fiican joogo, oo naxariis uu helay, sidaasna ayaannu u […]

Categories
Caafimaadka Health

Qarowga habeen walba maxaa keeno

Su’aasha: Asc wll waku slmy magacyga wa ahmed ali waxan jira 23 sano ma seexdo hurdada igu yar depression i haan jiray ilahey hada wa iga qaaday walwalka dhibaatada kaliya hada i heysato wa hurdo la aan iyo haween walbo waan qarwa riyooyin xun arka maxa sababa. Jawaabta: Walaal riyada xun oo cabsida leh waxay […]

Categories
Fatwada

Masiixu dajaal soo bixitaankiisa maxaa lagu garan karaa

Masiixu dajaal soo bixitaankiisa maxaa lagu garan karaa Su’aasha: Waaku salaamay sxbkey inkastoo aan magacaaga aqoon hadana aad baan kaaga mahad celinayaa jawaabaha aad iga siiso su’aalahayga saasey tahay saakey baan rabay inaan su’aal kusoo weydiiyo waxaa la idhahay su’aalo aan laga jawaabin ayaa jiree dib ugu soo laabo marka waxaan ku weydiinaa soo bixitaanka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasiraada riyada bisadaha yaryar, waxaraha yaryar iyo naylaha yaryar

Su’aasha: Asc, Xalay ayaan waxaan ku riyooday, bisado yar yar oo dhalo ah, waxaro yar yar oo dhalo ah, iyo naylo yar yar oo dhalo ah, oo gurigayga jooga waliba qol qolalka guriga ka mid ah. Xaaskayga ayaa ku idhi roog qolka yaalay meesha ka qaad yey ku kaajine waxay tidhi iskadaa waxba ma yeelayaane […]

Categories
Fatwada

Siigada ma qubays bay waajibisaa

Su’aasha: Suasc dhaman walaalha daruur salan kadib ale haidinka ajar siiyo jawaabihiina nuckasto ay yihiin waxan marar badan arka su,aalaha na ubadan yihiin xaga isticmaalka siigada ale ha iga xifdiyee wxa rabay inan ugu daro dadka su,alaha qaba siigadu qubays ma wajibisa sida galmada iyo riyada ookale si ay ugu faidaystaan qaarbadan sameya falka iyo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof ku daba ordaya laakiin an ku qabanayn

Su’aasha: Waxaan ku riyoodaa badanka anigoo Lay daba ordaya hadana waxaas waan ka badbaadaa ilahay amarkii waad mahadsan tihiin♥️ Jawaabta: Riyada qof kusoo racdaysanaya wax badan ayay noqon kartaa, waxay noqon kartaa riyo tilmaamaysa cabsi kugu jirto, sidoo ianaadan jeclayn dadka inaad dhex gasho, waxaa kaloo ay tilmaamai kartaa dad cadow inay jiraa oo ku […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada biyaha, dhilqaha naagta qaawan iyo qalabka gaariga

Su’aasha: ASC gudomiye – waxaan Ku riyooday ( 1 ) biyo gurigayga qeebta musqusha ka buuxaan dgirika le ek ilaa one miter biyahaas waxa Ku dhex jiray Malay cad oo cunaayo slider webs iyo Malay kale camal oo cagaar ah oo cunaayo adna wax yaabaha ay caara caarada qabsatay ama cunaayo guriga caarada siders web […]