Skip to content
Home
Talo weydii
Online Dictionaries
All Free AI tools websites
Contact us
Arabic
Waxan ku riyooday aabahay oo mar hore geeryooday
Su’aasha:
Asc waxan ku riyooday aabahay oo mar hore geeryooday ayaan riyo ku sheekeesanay kadib ayaan dhahay soo bax aan xaafada aadne waxa uu i dhahay orad adiga aad aniga meel ka fiican ayaan joogaaye?
Waxan ku riyooday aabahay oo mar hore geeryooday
Jawaabta:
Riyada waa riyo bishaaro ah, waxay tilmaamaysaa aabbahaaga inuu meel fiican joogo, oo naxariis uu helay, sidaasna ayaannu u rajaynaynaa, waa riyo bishaaro ah.
Tagged
Riyada Aabbaha
,
Riyada Qofka Dhintay
One Response
haa
Log in to Reply
Leave a Reply
Cancel reply
You must be
logged in
to post a comment.
haa