Su’aasha: waxaan ku riyoodey aniga iyo wiil oo aan aqaano oo aan ku arkey asigoo lugeeynaayo kadib aan garbaha iska qabsaney sida saaxiibo qaali isku ah aan xaafada wada imaaney maxaa lagu fasirikaraa riyadaa wiilkaasne marwalbo isma aragno marmar uun. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa wiilka inuu kuu dhow yahay sidoo kale inuu yahay qof daacad […]
