Categories
Caafimaadka Health

Maasada gacanta iyo jeejeexa jirka

Maasada gacanta iyo jeejeexa jirka Su’aasha: Asc wll maalin walba waan aalmiiteeyaa lkn haa dhib yar ayaa i heesto waana markaan push-upka 20 amd 30 dhaho gacanta bidix maaso ayaa iga kacayso maxay noqon kartaa .mida kale ayadana jeex jeexa maxaa keena wuxuuna iga galaa gacmaha murqaha sare iyo bowdada ma cayilka keena mise mise […]

Categories
Talooyinka Consultation

Naagta hooyadaada neceb see ula dhaqmaysaa

Su’aasha: Gabdho waxaa jira ninka iyaga qabo hooyada dhashay aan tixgalinin oo muujiya inay neceb yihiin qaar xataa caaya, marka nagtayda haddii falkaas aan ku arko maxaan ku sameyaa taas ma u furi karaa. Jawaabta: Guurka toosan dadka ayuu isu soo dhoweeyaa, jacaylka ayuuna dhex dhigaa, kaliya ma aha ninka iyo naagtiisa dhexdooda, bal qaraabada […]

Categories
Fatwada

Naftu maxay xumaha u jeceshahay

Su’aasha: Walal thanks suaal ayan raba inan ku waydiyo Naftu maxay xumaha u jeceshahay. Jawaabta: Nafta shahwada ayaa waddo sidoo kale shaydaanka wuu ku caawiyaa, marka qofka labo dhinac ayaa lagaa soo galayaa xagga nafta iyo xagga shaydaanka, marka waxaad arkaysaa aadanaha oo raba inuu xumaanta ku degdego, laakin marka qofka shaydaanka iska dheereeyo oo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anoo fuulay geed dheer

Su’aasha: Asc ilaahay ha idin ilaaliyo marwalba 1 waxaan ku riyooday Aniga oo lajooga rag badan waxanay ka cabanayeen xanuuno mid ka mida ayaa igu yidhi waxaa I xanuunaya cunaha waxan raba inla iqalo ana waxan ku idhi mafiicna qaliinka cunuhu ee haku dagdagin Hala ogaado waxa Keenaya xanuunka Kabacdi ayuu waxuu isiiyay laba warqadood […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada mataanaha iyo nin gacanta iga qabanaya

Su’aasha: Salamullah calaykum walal 2 riyo ayn rapa in aad i fasirto 1 wxn ku ahy gbr wxn jclhy ilmaha matanaha wlibo badana wxn ku hadaaqa inu ilhy isiinayo i.a hdan guursado wxn k riyooday wiil an xiriir la leeyahy anigo udhaly matano lkn meel u guur k dhacy m ogi Lkn koley dadk io […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dumar aad u badanoo safaf dhaadheer

Su’aasha: Asc nabadgalyo korkiina ha ahaato goor walba waadku mahadsantihiin sida fiican ee dagdaga ah eed noogu fasirtan nooguna soo jawaabaysaan Allah macak waxaan ku riyooday anagoo wado socda ayaan loo sii maro xaafadayda ayaan waxaan wadada ku arkay dumar badan oo carab iyo African ba isugu jira oo laba safoo dhaadheer oo kala danbeeya […]

Categories
Fatwada

Waswaaska weysada iyo soonka sidee loo reebaa

Waswaaska weysada iyo soonka sidee loo reebaa Su’aasha: Waswaska Soonka 2020 aya salada intinjada weysada ayuu igagalay waswasku kadibna Soonka markasto aan cadeyda ,qabeysta, weysada wax ayan liqa ila heer cadeygi iyo qubeyski aan joojiyay weysadina ay igu adkaatay afka inta iskuqabta aan wajiga waysada kabilabi jiray hadana kamabadbadi jirin shakiga ila 12 maalmood ayay […]