Categories
Talooyinka Consultation

Waswaaska shaki iga galinaya anbiyada iyo diinta

Su’aasha: Waxan bilahan isku arkay waxyalo badan OO aad ufool xun nabiga scw iyo ambiyada kale nabad galyo iyo naxariis korkoda ha ahaate taso shaki badan igu dhalisay mararka qaar waxaan kashakiya inan kuhadlo marna waxaan is arka anigo ambiyada iyo allaha uxanaqsan OO wixi kuhadli rabo khasatan markan salaada kujiro ama aan masajidka joogo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada jeexmida faraha gacanta

Fasirka riyada jeexmida faraha gacanta Su’aasha: Asc wllo fasirka riyada anoo gacanta faraha wax iga jeexeen ku riiyoday oo ay dilaacday laakin dhawac wayn ma aysan aheyn. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysa mashaakil inay kulasoo gudboonaanayaan siiba dadka qaarabaada la xiriira, marka faraha waxaa lagu fasiraa kuwa caawiya qofka sida walaalka walaasha iyo qaraabada kale, marka […]

Categories
Caafimaadka Health

Riyada nin xanuunsan oo i salaamayo

Su’aasha: Asc wll qalii fadlan waxan kadoonaya in aad riyadan ifasirto wll nin jarkayna oo xanuunsan baa jira oo sariir fuul ah xanuun dartiii anan xadli karin xitaaa wll marka aniga waxan kuriyodi ninkas oo socta watada xili maqrib ah ana gurigayna baan kujura albaabka banaanka aya furan xfda dhaxteeda baan kucayarsiinaya gabadh yar uu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Aniga iyo aabahay aan wada joogno meel barwaaqo ah

Su’aasha: Asc waad mahadsantihiin marwalba xayaa kumulaah waxaan ku riyooday aniga iyo aabahay allah yaraxmee oo waqti 10 sano kahor dhintay oo aan wada joogno meel barwaaqo ah oo dooga oo roob wayni intuu helay biyuhu kubka sare kuu qabanayaan anagoo dhex lugaynayna kabacdina gaadhi land cruiser ah aan kusoo qaaday Allah mahadle. Jawaabta: Riyada […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada arooska gabar aad garanayso

Su’aasha: asc waad mahadsantihiin marwalba Allah macak 1 waxaan ku riyooday aniga oo doonay gabadh dabadeed hudheel kii ay xaasku igu sugaysay goor fiida imid anoo wada gaadhi land cruiser oo madaw ah iyadoo barxada hudheelku doog leedahay ayaan soo istaagay roob ayaana da’ayay anoo faraxsan ayaan koray jaranjaro dheer 1 waxaan ku riyooday anigoo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada hooyadayda oo na casuuntay

Su’aasha: Asc waad mahadsantihiin marwalba Sida fiican ee dag daga badan eed noogu adeegtaan Waxaan ku riyooday aniga iyo dhilinyaro kaloo badan oo gurigayga hooyadayday nagu casuuntay casuumada aad u macaan oo fara badan oo kala nooca waxaan ka xasuustaa peanis suugo hilible iyo pizza oo aad u macaan Allah mahadle. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]

Categories
Caafimaadka Health

Maxaa keeno ninka inuu dabada ka weynaado

Maxaa keeno ninka inuu dabada ka weynaado Su’aasha: Maxa keeno ninka inu qeybta dambe barida iyo siinaha u uweynado sida dumarka  oo kale mase ladaweyn karaa intabadan bari weyn ayan leyahay dadkana wey igu cayaan. Jawaabta: Barida waxa weyneeya waa baruur, buruurtaasna waxay ka dhalataa cuntada, laakin markay baruurta ku ururto dabada waxaa keena sababo […]