Soon badan ayaa laygu leeyahay seen u gudaa

Su’aasha: ASC waxaan mudo kuwalfay siigada waxaan xasuustaa inan soon ku jibiyay ila shan maalmood oon Dib ka xasuustay ayan soomay lakin hada waxaan kashaki sababay inan maalinkasta ayan Soonka ku binayay sababto ah malin kasta wa sameyn jiray marka waxay aheyd 2014-2017 Afar soon marki la iskudaro wa 120 malmood mana awooda intaaso dan […]
Riyada aabaha askari noqday oo qori haysta

Su’aasha: waxaan ku riyoodey xaley aabaheey oo askari noqdey Qorina jilbaha u saaran yahay kabahana xeranayo inuu baxo doonayo. Jawaabta: Riyada waa riyo fiican aabbahaaga wuxuu heli doonaa farxad weyn sidoo kale awood iyo jaqo, waxaa kaloo riyada ay tusinaysaa caafimaadkiisa inuu aad u fiicnaan doono oo uu noqon doono qof awood iyo karti leh, […]
Jeexjeexa jirka raga iyo cuntada jimicsiga

Jeexjeexa jirka raga iyo cuntada jimicsiga Su’aasha: Asc wll mcn waxaan samayn jiray subaxdii labo xabo oo ukun ah ayaan cuni jiray qado fcn habeenkii na digirta guriga taala kala bar ayaan cuni jiray futadayda iyo bowdadayda waxaan ku arkay jeex jeex tiro badan gacmaha sare jeex jeex yar kilkisha oo asagana jeex jeex yar […]
Nin xaaskiisa sedex ku furay cidada maku soo ceshan karaa

Su’aasha: Nin ayaa naagtiisa hal ku furay kadib rajactu ayu yiri hadana waa furay marlabaad hadana wuu so celiyay hadana mar sedexaad ayuu furay iyadoo cidada uku jirto ma soo celin karaa mise way u dhamatay? Jawaabta: Dalaaqa sedexda haddii uu yahay mid aan hal mar ahayn oo waqtiyo kala duwan dhacay oona naagta aysan […]
Riyada awr i eryanaya oo midi dhuunta ka galiyey

Su’aasha: Asc bcda sln wll waxaaan ku riyooday awr eryanaya. taas oo habeena badan aan riyo badan ku arkay ilaaa anoo yar ayaan arkay riyadaaas. hadaba afar habeen ka hor ayaaan hadaba riyo ku arkay awr iyo anigoo geed kaga daba wareegaya ayaaan midi dhuunta ka galiyey kadib ayaaan soo baraarugay. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]
Ukunta dabiiciga iyo midda farsamada farqiga u dhexeeya

Ukunta dabiiciga iyo midda farsamada farqiga u dhexeeya Su’aasha: Asc wll ukunta tirada badan oo bokiska ku jirta oo sajalka ah maxaa tan doorada ah Mise waa gacan kusamays iiga jawaab. Jawaabta: Ukunta hadda adduunka laga isticmaalo waa labo nooc mid si dabiici ayay dooradu u dhashay midna farsamo ayaa ku jirta. Digaaga ayaa lagu […]
Anoo hurdo soo jeed ah ayaa wax ijiidanaayo anna waan qaylinayaa

Su’aasha: Asc sxb sare waanku salaamay dhawaanahan waxaan isku arday markii la gaaro layl barkii ama sagaalka saac anoo hurdo ku jiro baa waxaan dareemaa in wax i jiidanaayo xaley baa ugu dambeyse anoo wax inay i ceejiyo rabaan aan xoog usoo kacay intaan hurdada ku jiray waan qaylinaayey balse qayladeeda codka kama soo bixin […]
