Qofkii nadro haduu siigaysto inuu soomayo

Qofkii nadro haduu siigaysto inuu soomayo

Su’aasha: ASC wll waswas ayan qaba sido kale siigada aya Dib ikuheyso marka yar aan media isku baranay aya iguyiri hadi aad rabtid inaad joojisid siigada shardi gal Soonka sii markastood sameyn rabtid soonkas aad uxuususato aniga waxaan xasuustaa inan kushekesanayay ma 20 aad gasha mise kabadan OO soon ah maalmo kadib aya waxaan kashakiyay […]