Categories
Talooyinka Consultation

Shaqada ayaan culeys ka dareemayaa

Shaqada ayaan culeys ka dareemayaa Su’aasha: asc bahda daruur wa idin salaamey waxaan raba inaad ila talisaan waxaan ka shaqeeya meel caruurta lagu xanaaneeyo oo madrasa quraan ah waxaan kushaqeeyn jirey nidaam aad ufcn beryahan waxaan isku arkey shaqada markan tago culees ayaa isaarmaa ayado aan u3 iloowey qaabkii an ushaqeyn jirey oo caruurtasi wax […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada garaw aan cunaayo oo caano leh

Su’aasha: waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo cunaaya garaw caano leh oo aad u macaan aad waan ugu faraxsanaa waxaanu ku jiray madiibad gudaha cad waxaa iikeentay gabadh hada lkn ma xasuusto cid ay ahayd Allah mahadle. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo nolol fiican iyo hanti xalaal […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada salaada meel banaan oo wada dooga

Su’aasha: waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo ku tukanayo meel banaan oo cidlo ah oo wada dooga iyo dhir cagaan oo buuro yaryarle oo aad u qurux badan Allah mahadle. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gaarayso muraadkaaga, salaadda guud ahaan waa khayr iyo xaqiijinta ujeedooyinka, waa camalka ugu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anoo gabar afka ka dhunkanaya

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo ay iigu timid gabadh aan garanaya guri aanu jaar nahay anoo dagay oon hurdo ayay I toosisay waxaa ila hurday wiil aan adeer u ahay waan baray waxaan ku idhi gabadhani waa xaaskayga barasho wanaagsan iyadiina waxaan ka dhunkaday afka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada adeerkay caano iyo lacag

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo adeerkayga kaliya een leeyahay kuwii kale way dhintene siinaya caano iyo lacag dhan $50 dollar isaguna uu aad ugu faraxay caanihiina wuucabayay isagoo aad u faraxsan Allah mahadle. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa bishaaro fiican, sidoo kale inaad gaari doonto danta […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada wiil yar oon dhalay

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo la ii dhalay wiil yar oo aad u qurux badan gabadh aan garanayo waxaan soo qaaday wiilkii yaraa oo xool dusha maro kaneeco kaga xidhan tahay iska iyo hoodiis anoo aad u faraxsan waxaan soo saaray gaadhigayga waliba agtayda kursiga […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada bisado hilib loo qaybinayo

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak Waxaan ku riyooday anoo bisado badan hilib siinaya kabacdina nin ugu dhiibay £50 ouro si loogu soo iibiyo hilib maalinwalba. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof dadka u naxariista oo hanti badan yeelan doono oo masaakiinta wax u qaban doono, waa riyo […]