Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar safar la gashay dad aroos ah

Su’aasha: asc wll waxn ku riyodey ano safar kujira wax ila socotey walashey waxan sarneyn gadhi waxa kle nalasocdey wiil an aqan jamcada ila dhigta waxa kle nala sarnaa lamane aroosa oo xidhan taash cad oo qurx badan ninka caruuskna suit madow safarka dhexdisa hada waxa naso mel dhex marka mareyno lamaane kale oo xidhan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan Ku riyooday libaax cunaya gabar yar

Su’aasha: Waxan Ku riyoday libaax cunaya cunug yar oo wabiga dhinaciisa maraysay inay Ila socotay Ayan u malenaya markii Ku dhahay Ayan Ka harantinaayay caloosha libaxa ano juqeynaya kana is leh haduu dayo gabadha Ka so good si u uga fuqo misa wuu dilay Jawaabta: Riyadan waa riyo tilmaamaysa halis cunugtaas haddii aad garanayso waxaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anoo xiiraya gadhkayga maxaa lagu fasiraa

Su’aasha: Hadaan ku riyoodo anoo gadhkayga xiiraya maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Riyada xiirida garka waxay ku xiran tahay xaalada qofka arkay mar waxaa lagu fasiraa xiirida inay tilmaamayso khasaaro inuu qofka wax khasaarayo hanti ama diin ama sharaf, haddii qofka garka xiiraya uu yahay qof deyn lagu leeyahay deynta ayuu iska gudaa hadduu xanuunsan […]

Categories
Fatwada

Wixii qalbigeyga kuso daca ma lay qabanayaa ?

Su’aasha: Wixii qalbigeyga kuso daca ma lay qabanayaa ? Murugadeyda waxay sarantahay nadarka marka aad ayan iskaga ilaalinayay in shaydaan wax igu so tuuraa lakin hadana wa imtixaan anigo salada casar kujiro ayuu igo so tuuray hadad been shegtid 20 soon qalbiga ayan ka iri wa cad wana arin wanaagsan marka ma igu wajibay Jawaabta: […]

Categories
Fatwada

Gabdhaha la qabo ee hadana xiiseeya sheekooyin galmada maxa la dhihi kara

Gabdhaha la qabo ee hadana xiiseeya sheekooyin galmada maxa la dhihi kara Su’aasha: A S C, waxan idin wayidin raba waxan arkay gabdho la qabo o xaasas ah markay iskugu yimaadin waxay jecel yihin inay ka sheekayistan sheekada galmada iyaba siday nimankooda ula raaxayistan ama u wasaan marka gabdhaha nucaas o kale maxa lagu tilmaami […]

Categories
Fatwada

Qofkii gabar ballan guur uga baxo dambiga uu ka helayo

Su’aasha: asc wl suashedu waxa weye danbi inte leg bey noqoneysa nin guur ubalan qaday gabar kagana baxay sabab uga dhigay inuu heynin xoolo. Jawaabta: Diinta islaamka waxay amartay in ballanka la fuliyo qofkii ballan qaado waa inuu kasoo baxaa ballankaas. Aayado badan ayaa tilmaamay meesha ay ballanta ka taagan tahay diinta, wuxuu yiri Alle: […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada daadashada tinta iyo maska iyo mulaca

Riyada daadashada tinta iyo maska iyo mulaca Riyada: wll waxan ku riyodey timaha oo qeybta dhagta ila isha xigta oo timihi igasi daaten ano arkaya timu igaso daadanayen wan ooyayey hooyo i ag jogtey ku laha hooyo timaheygi maxa helay aadban u oyayey Riyada labad Waxn kle ku riyodey ano heysta inan yar oo aad […]