Riyada timaha leyga jarayo oon xanaaqayo

Riyada timaha leyga jarayo oon xanaaqayo

Su’aasha: Asc: ugu horeen riyada waxee kabilaabanee anigoo xaafadeeda dhankeeda usoosocda marka hore guri lagusheegayo dad fican inee dagneen ayaan gargaraacay waan kacararay dhanka xaafadeda soo aaday ilmo meesha kuciyarayan ayaan kudhex darsamaya ciyaartee xoog iigu dareen islamarkiina waxaan arkay ayagoo madaxa iga jarayo markee iga jareen kadib xanaaqay hadana waa isdajiyay kadib wiil meesha […]

Gabar ku riyootay iyadoo xaadada iska xiirayso

Gabar ku riyootay iyadoo xaadada iska xiirayso

Su’aasha: Riyo gacanteyda oo cad oo xaad badan oo aan xirayo qofna ileyahay ha xiirin ee daa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku jirto shaqo adag oo nin loogu talagalay adigana waxaad rabtaa inaad ka baxdo dhibka shaqadaas, timaha xaadada ee gacanta haweenka marka lagu riyoodo waxaa lagu fasiraa dhibaato ama rafaad ama shaqo adag […]

Riyada anigo timaha hoose qof iga xiirayo

Riyada anigo timaha hoose qof iga xiirayo.

Riyada anigo timaha hoose qof iga xiirayo Riyada: Riyo, anigo timaha hoose qof iga xiirayo. Fasirka: Riyada qofka oo timaha hoose laga xiirayo waa riyo tilmaamaysa in aad raaci doonto fidrada oo aad ku dhaqmi doonto sunnada sidoo kale inaad dhib ka nasan doonto, timaha shuunka waa timo qofka uusan ka helin oo loo baahan […]

Waxaan Ku riyooday anigoo islaan iyo oday aan timaha liif kaga xiiraya

Waxaan Ku riyooday anigoo islaan iyo oday aan timaha liif kaga xiiraya

Waxaan Ku riyooday anigoo islaan iyo oday aan timaha liif kaga xiiraya Riyada: Asc waxaan Ku riyooday anigoo islaan iyo oday aan timaha liif kaga xiiraya marks gabadh xafada aan wada daganeeyina was at qaawaneeyd masar kaliya ayeey qabtay gabadh kaleetana waxa ay u maydhaysay nin iyo naag ninka ayaa ka horeeyo loo maydhayey gabadhuna […]

Riyada anoo xiiraya gadhkayga maxaa lagu fasiraa

Riyada anoo xiiraya gadhkayga maxaa lagu fasiraa

Su’aasha: Hadaan ku riyoodo anoo gadhkayga xiiraya maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Riyada xiirida garka waxay ku xiran tahay xaalada qofka arkay mar waxaa lagu fasiraa xiirida inay tilmaamayso khasaaro inuu qofka wax khasaarayo hanti ama diin ama sharaf, haddii qofka garka xiiraya uu yahay qof deyn lagu leeyahay deynta ayuu iska gudaa hadduu xanuunsan […]

Gabdheyda oo tinta laga xiiray ayan ku riyooday

Gabdheyda oo tinta laga xiiray ayan ku riyooday

Su’aasha: Waxa ku riyooday gabadhayda oo tinta laga xiiray. markaan arko waa oynaaaa maxa tinta looga xiiray Eid ba so dhaw aya dhahay. Jawaabta: Riyada waa riyo digniin ah gabadhaada ka ilaali waxyaabaha halista ah. Xiiridda timaha waxay tilmaamaysaa dhibaato siiba marka qofka uu dhibsanayo oo uu ka xumaanayo, marka haddii aad gabar leedahay gabadhaada […]