Riyada daadashada tinta iyo maska iyo mulaca
Riyada:
wll waxan ku riyodey timaha oo qeybta dhagta ila isha xigta oo timihi igasi daaten ano arkaya timu igaso daadanayen
wan ooyayey hooyo i ag jogtey ku laha hooyo timaheygi maxa helay aadban u oyayey
Riyada labad
Waxn kle ku riyodey ano heysta inan yar oo aad uqurux badan waxn ku sidey sinta waxyna ila muuqatey inan anigu dhalay
isla riyada lafteeda hadan waxn arkay wax weyn oo ah mas aaad uweyn leeg dhararkisu ama kawaba weyn guryaha ooo raba inu icuno
wu iso egayey ana wan qeylinayey waxn la hooyoy iga qabo hadan waxn arkay hooyo oo iyada eryanayo mulac ka madmadow oo
isna weyna kadib ayan waxn ku dhawaqayey laa ilaha ilalaaah war iga qabta waxoga markan ku celcelinayey
la ilah ilaha waxn arkay rag salad tukanyo meel ah guri jajaban ama kharabadah markaybsalada tukaden ayu bahalki weynay .
wad ku mahadsantihin jasakala daruur

Fasirka:
Riyada timaha dhinaca ka daadanaya waxay tilmaamaysaa mushkilo oo dhamaan doonto mar dhow ayay kaa dhaamanaysaa mushkiladaas.
Ilmaha yar aad siddo waa guur wata nolol barwaaqo leh, maskana waa cadow raba inuu dhib kuu geysto
mulacana wuxuu tilmaamayaa cadow iyo dad xunxun oo khayaano badan,
laakin waxaa looga badbaadi karaa salaad iyo in diinta la qabsado.
Riyada waa riyo digniin iyo bishaaro wadata.
Bishaarada waxay tahay guur ku dhisan ubad iyo nolol fiican, digniintana waa dad cadow ah oo xumaan idinla maaggan.
A dream about hair falling out on one side indicates a problem that will end soon, and you will be free from that problem.
The little child you are carrying is a marriage with a prosperous life, and a snake is an enemy who wants to harm you,
and a lizard indicates enemies and evil people who are very deceitful,
but you can be saved from them by praying and embracing religion.
The dream is a dream of warning and good news.
The good news is a marriage with children and a good life, and the warning is enemy people who are plotting evil against you.
