Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Ninku intuusan guursanin kahor hadu yahay nin zaani ah

Ninku intuusan guursanin kahor hadu yahay nin zaani ah Su’aasha: A S C, ninku intu guursan kahor haddii uu ahaa nin zaani ah yacni nin ka ziinaysan jiray naago badan dambigu sameeyay isagon ka tawubad keenin suurtagal miyay tahay inu ninkaasi guursado gabadh dhawurson o dhaqan waanagsan leh mise qasab wuxu guursani gabadh sidisa o […]

Categories
Caafimaadka Health

Naasa xanuunka maxaa u keeno gabadha la qabo

Naasa xanuunka maxaa u keeno gabadha la qabo Su’aasha: gabar dhowr bilood la qabo oo aan wali uur qaadin marka ay ninkeeda la raaxaysanayso oo ay istiin kula jirto naasaha ayaa ka xanuuno markuu taabto ninkeeda waliba waxa ugu daran ibta naaska ilaa meesha wareega madow afka naas lagu tiriyo Jawaabta: Xanuunka naasaha dumarka waxaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada abeesada iyo gabadha abaheed kabo u keenaya

Riyada abeesada iyo gabadha abaheed kabo u keenaya Riyada: Asc shekh afar riyo ayan kuwaydinaya iiso fasir mahadsanid. Riyadan waxa ku riyooday wallkay oo dhalinyaro ah waxayna tahay sidan: 1: Dhoor mar wuxu ku riyooday isago dad is dilayaan uuna kow kaga siinayo. 2: Mida kale waxay tahay wuxu ku riyooday abeeso wayn oo guriga […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada kabaha kaa lumay ee aad helayso

Riyada kabaha kaa lumay ee aad helayso Riyada: Walal waxaan kuriyooday labo kabood oo aan lahaa oo iga fakaday kadib waxaan arkay gabadh da,deeda aan kuqiyaasayo 15 sano oo qurux badan oo kabahaygi iikeentay iyadoo kabahaygi meel iigu kaydinaysay kadib waxaan kaqaatay kabahaygi markii aan kadhaqaaqay ayaa waxaan maqlay gabadhi yarayd oo lagu dhahayo wiilka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada xajka anoo joogo oo kabahayga helay

Riyada xajka anoo joogo oo kabahayga helay Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga xajka ayaa waxaan ku soo tukaday masaajid markaan soo baxay waxaan arkay dadkii oo raadinaya kabo ay xidhnaayeen ani kabihii aan xidhnaa markiiba waan helay kabadh ayay ku jireen kabo dhaadheer ayay ahaayeen waxa yimi gaadhi wayn oo kabihii la […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada mas madow barbar cad leh

Riyada mas madow barbar cad leh Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga guriga ayaa waxaan arkay ma’s madaow barbar cad leh waxan arkayay madaxiisa oo qudha mid yar oo u eeg wuu la socdaa waxay joogaan store aqalka walaalkay ayaan u yeedhay kaalay dil waanu waynay hadana waan arkay isagoo jooga sariirtayda wuu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar baraha bulshada caan ka ah

Riyada gabar baraha bulshada caan ka ah Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo la jooga gabar baraha bulshada ka caan ah oo malcaamad quraannka soo baxnay qof ayaa wuxu waydiiyay xaga ay marayso quraanka been ayay ka sheegtay waqti ka dib ayaan arkay iyadoo akhrinaysa qaarica suuradaas gabar I ag taagan ayaan ku idhii […]