Riyada anigoo jooga guriga habo Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga guriga habo waxaan ku leeyahay habo kaalay I kaxee baska I saar marabo inaan xagan ku ciido gurigayaga rabaa inaan ku ciido waa imisadii saacadu ayaan waydiiyay aay igu tidhi waa 10:30 habeenimo daaqada ayaan istaagay saan u eego inaan kaligay bixi […]
Riyada anigoo jooga guriga habo
