Su’aasha: In ayda iyo xayawaanada naftaada iyo dadkaba dhibaya la-laayo oo la sumeeyo madanbiba diin ahaan se ma in ladila banaan ama waa lasumeyn karaa laba daba Jawaabta: Xayawaan kaste oo dadka kusoo xadgubaya waa la dili karaa diin ahaan, waaxaa jira xayawaanada qaar oo nas kusoo arooray in dilo. Wuxuu yiri rasuulka (SCW): (خَمْسٌ […]
