Qofkii eey qaniiino maxaa lagu sameeyaa

Su’aasha:

Asc kawaran qaniinada eeyga caafimaad xumo ahaan maxaa la sameeyaa hadu ku qaniino eey.

Qofkii eey qaniiino maxaa lagu sameeyaa
Qofkii eey qaniiino maxaa lagu sameeyaa

Jawaabta:

Eyga hadduu qofka qaniino waa in si deg deg loogu duraa daawada qaniinyada eyga maxaayeelay waxaa laga yaabaa inuu qabo cudurka loo yaqaano waalida eeyga.
Intuusan qofka aadin isbitaal waxaa laga rabaa inuu sameeyo arrimaha soo socda:

1- meesha laga qaniinay inuu dhaqo.
2- inuu ka dhaqo wax nadiifin kara dhareerka eeyga oo gaaray jirka. Taas waxay yaraynaysaa feyraska waalida eeyga oo halis ah qofka haddii aan laga daaweynin waa cudur dilaa ah, eeyaha qaar ayaana qaba cudurkaas, qofka waa in lagu duro daawada loogu talaggalay qaniinyada eyga.

Fasirka riyada eeyga madow guriga ku jira

If a dog bites a person, they should be given an injection of dog bite medicine immediately because they may have a disease called rabies.
Before going to the hospital, the person is required to do the following:
1- Wash the area where the bite occurred.
2- Wash with something that can clean the dog’s saliva that has reached the body. This will reduce the risk of rabies, which is a deadly disease for a person if left untreated, and some dogs carry this disease. The person should be given an injection of medicine intended for dog bites.

Leave a Reply