Skip to content
Home
Talo weydii
Online Dictionaries
All Free AI tools websites
Contact us
Arabic
Gabar ku riyootay iyadoo faras ku raaxaysanayso
Su’aasha:
gabar haday riyo ku aragto iyadoo xayawaan la raaxaysanayso oo geedkiisa ay taataabanayso xayawaankiina biyaha shahwada ka xayan maxa lagu fasiri karaa riyadas xayawaankana waa faras cad fadlan ii fasir?
Gabar ku riyootay iyadoo faras ku raaxaysanayso
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa guur inuu usoo dhow yahay gabadha riyada aragtay, riyada faraska waa riyo fiican guud ahaan laakin hadda waxay tilmaamaysaa guur iyo nolol fiican lala qaadanayo ninka iyo raaxada ninka iyo naagtiisa dhex marto xagga sariirta, sidoo kale ninka inuu noqon doono nin dadka ka dhex muuqda oo wanaagsan.
Tagged
Fasirka Riyada Raaxada
,
Riyada Faraska
Leave a Reply
Cancel reply
You must be
logged in
to post a comment.