Riyada nin aan xiriir leenahay oo faras saaran

Riyada nin aan xiriir leenahay oo faras saaran Riyada: Wxn ku riyoode nin aan xirir lenahy wlshis iyo ninkeeda faras saaran .faraska toos uma aysan sarneen. Faraska wxba ku xirna mse ku rakibnaa iyaga ne wxs bay sarnaayeen .gabadh canug yar xanbarsaneed haga garab mse naska hagiisa ayay canuga lu xanbarsaned mse ku heyse .iyada […]
Riyada faras cad dhintay oo faras kale dul taagan

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riyodey faras cad oo la cunay inu ey cun aya la ishegay raqda faraska waxa dul tagnaa faras kle oo buuran quruxbadan marka raqda faraska wu aha mid madhay ama inbadan kaso waregty wuxu u eka qalfoof inta kurta uunban cadi u muuqatey Khyr ban rajeynya alle ha idin sharafo […]
Gabar ku riyootay iyadoo faras ku raaxaysanayso

Su’aasha: gabar haday riyo ku aragto iyadoo xayawaan la raaxaysanayso oo geedkiisa ay taataabanayso xayawaankiina biyaha shahwada ka xayan maxa lagu fasiri karaa riyadas xayawaankana waa faras cad fadlan ii fasir? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa guur inuu usoo dhow yahay gabadha riyada aragtay, riyada faraska waa riyo fiican guud ahaan laakin hadda waxay tilmaamaysaa guur […]
