Qofkii arko asoo dhiiqo ay dharka ka gaartay

Riyada:

qofkii ku riyoodo  asoo dhex maraya dhiiqo badan oo dharka ka halaynaysa maxaa lagu fasiraa?

Qofkii arko asoo dhiiqo ay dharka ka gaartay
Qofkii arko asoo dhiiqo ay dharka ka gaartay

Fasirka:

Diiqada waxaa lagu fasiraa murugo qofka soo gaaraya, qofkii dharka ay dhiiqo ka gaarto wuxuu galayaa dhibaato iyo walwal xagga nolosha dhiiqada guud ahaan ma fiicna marka ay dharka hallayso.

Dhiiqada waxaa kaloo lagu fasiraa naag xun inaad lugaha la galayso guur ama si kale.

Riyada roobka dharka qooyay

Sadness is interpreted as sadness that reaches the person, a person whose clothes are stained with mud will face problems and worries in life. Mud is generally not good when it ruins clothes.
Mud is also interpreted as a bad woman that you are going to get married to or otherwise.

Leave a Reply