Riyada wiil gabar isha dhagax kaga dhuftay

Su’aasha: sc sheikh waxa aan ku riyooday anigoo wado maraya ayaa aan arkay gabar iyo wiil is dagaalaya kadib wiilkii ayaa gabadhii isha dhagax kaga dhuftay weliba si daran .ishii inta ay dilaacday ayaa ay dhiig farabadan ka daatay gabadhii waxa aan soo kacay anigoo ashahaadanaya naxdinti aan ka naxay isha gabadha darteed.jazalallah kheyr. Jawaabta: […]
Riyada guduudka isha iyo daadashada timaha indhaha

Su’aasha: Walaal waxaan ku riyoodey aniga oo isha oohin Gaduud yar uu kujiro ka imaanayo kadib isha ay baluuk isku badaleyso hadane Timaha indhaha hoostooda ku yaal soo go ayaaan riyadaas iifasir salaal. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku jirto qaladaad badan oo naftaada iyo diintaada dhib u keenaya waliba waxay si xoog u tilmaamaysaa […]
