Naag ku riyootay ninkeeda oo haweenay kale u galmoonaya

Su’aasha: SCW waxan ku riyooday ninkayga oo naag kale galmo la samynaya anigana waxan dhalay labaatan maalmood ka hor markaas ayaan ku qayliyay asoo sariirta la saaran waxaan ka reebay inuu galmada dhamaystiro waxan ku iri anigaa halkaan joogo nagtan maxaad ka rabtaa riyadan maxaa lagu fasiri karaa? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa baahida aad u […]
Qoyaanka jaalaha dumarka ka yimaada maxaa keena

Qoyaanka jaalaha dumarka ka yimaada maxaa keena Su’aasha: Qoyaanka jaalaha ah oo kasoo baxo cambarka maxaa keeno wuxuuna wataa cuncun daran aadna wuu ur badan yahay wuxuu u eg yahay fuud xawaaji jaale lagu daray fadlan isoo jawaaba Jawaabta: Qoyaanka ama dheecaanka jaalaha ah sababo badan ayaa keena: Waxaa ka mid ah: Caabuqa afka […]
Riyada saxiibkaygii yaraantii anoo la jooga

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo suuqa wada joogna oo masaajidka kuwada soconaya anigiyo sxbadaydii midka mida waqtigii iskuulka aan wada dhigan jirnay oo sxbo gaarana aanu ahayn Allah mahadleh Riyada oo siyaado la socota: waxaan ku riyooday anigoo oo ii yimid sxbkaygii qadiimiga ahaa oo […]
Dhibka dareen la’aanta gabadha xagga raaxada hoose

Su’aasha: Walal wan idin salamaya aad bad u mahadsantin dhaman daruur walaal qoys cusub ayan ahay xaga raxada ma daremo xaga hoose waxan ka darema xaga sare uun oo geedka marka lay dul saaro maxan isku daaweya aboweyal mahadsantin. Jawaabta: Wax cudur ah kuma hayo dareenka kore 97% gabdhaha da’ yarta ayaa ku raaxaysta laakin […]
Riyada aragtida ayeeyo wayn oo kuftay iyo gabar qurux badan

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo salaad maqrib kusii socda ayay islaan wayn oo ayeeyo ahi wadada ku fuftay waankusoo noqdoo waan kiciyay wwaxan waydiiyay xagay ku socoto waxay ii sheegtay in ay na meel ay aado garanayn ee ay tahay qof is ka dhibataysan meel […]
Waswaska marka muda maqnaadaba soo labakacleeyo maxaa sababa

Su’aasha: Waswaska marka muda maqnaadaba soo labakacleeyo maxaa sababa ? Maxase xal u ah Anigo mantay class Ka kujira Ayan kufikirayay inan imtixaanka Ka baaso marka soon Ayan iguso dacayay lakin anigana waxaan laha illahi anigo wax shardi lagalin ayuu wax walba isiiya marka umabahano inan shardi lagalo lakin saladi magrib anigo weyso qadanayo aad […]
Gabar 17 jir ayaan ahay dhabar xanuun igama harayo

Gabar 17 jir ayaan ahay dhabar xanuun igama harayo Su’aasha: Su aal waxan ahay gabar yar dadeydana waa 17 waxan isgu arkaY dhabar xanun said ah wanab sijogta ah mana aqano sababta ka danbeysay xanunka uu ixanuna dartisa mar walbo an saxanayo wax ban ku takeya micnha hoos ban wax adag kagaliya sii uu iga […]
