Riyada xanjo lagu dhex cunayo dugsi quraan macalinkana layska qarinayo
Riyada:
Asc wll waxd ifasirtan riyada adbadna u mahadsantihin waxn ku riyodey ano madarasadn quranka ka dhigan jirey joogo kadib macalinkii aya nagu yidhi wala subcinaya quranke so fadhista.kadib kursatii baa la dhigay wey subcinayey anigan macalinka iska qarinayey si an u galin subacas kadib kuras badan iska riixrixaayey kadib wan fadhisatey kitabka laso kla baxay wan akhrinayey surad aqeinayeyna waxn jecelhy inay aheyd suratu yaasin
Xalay ayan ku riyodey isala riyada riyo lasi xidhiidha
Waxn wada fadhiney sadex hablod oon isla dhigan jirey quranka iskuna fasal aheyn kadib macalinki aya noso galay kadib bu nagu yidhi subaci ba la galay markasan laha mantana ma garanaye maxa sameya kadib waxn cuneyney xanjo kadib waxy igu tidhi gabadh isla fadhiny isii xanjo kadib afkan ugaso sarey markasu macalinki nagu yidhi wamaxay xanjadu kadib afkayga kaso saarey adbeyn u weyneyd kursiga dabadisa ku dhajiyey
Madarada waxa igu danbeysey 2015
Ma dhigto madarad
Mxay tahy wllo

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad iska daaysay waxbarashada ama aad rabto inaad iska daayso sida muuqata waxaad ka dhuumanaysaa akhriska quraanka sidoo kale xanjo ayaad isku mashquulinaysaa adoo jooga dugsi quraan laga barto, marka taas macnaheeda waa inaad iska ilaaliso ka mashquulka diinta iyo quraanka, taas waa digniin lagaaga digayo inaad faraha ka qaaddo ku dadaalka quraanka.
Riyada gaaska cuntada lagu kariyo oo gubanayo
The dream indicates that you have given up on your studies or want to give up, as you are apparently hiding from reading the Quran, and you are also busy chewing gum while attending a Quran school. This means that you should avoid getting distracted by religion and the Quran. This is a warning to you to stop trying to study the Quran.
