Kaniiniga Dapoxetine ma lala cuni karaa fiyaagaraha
Su’aasha:
Walaal kaniinada waxay kala yihiin Dapoxetine iyo viagra halmar mawada isticmali karaa

Jawaabta:
Kaniiniga Dapoxetine wuxuu kaa tagsiiyaa raaxada xataa hadduu geedkaaga taagan yahay raaxo ma dareemaysid waxaa laga yaabaaba inuu saameeyo kacsiga geedka, teeda kale ma fiicna inaad adeegsato guud ahaan kaniiniyada kacsiga.
Wuxuu leeyahay kaniiniga Dapoxetine side effects badan waxaa ka mid ah shuban ama caloosha inay kugu dhegto, culeyska dheefshiidka, qalaylka afka, geedka inuu kaa damo, dhegta inay yeerto, sanka inuu kaa caburmo sida qof hargab hayo oo kale, cadaadiska dhiiga inuu kor u kaco.
Waxaa kugu habboon inaad isku xoojiso wax damiici ah sida geedka Ginseng oo kale iyo cuntada nafaqada leh sida kaluunka. basasha. toonta. saliid seytuunka.
Daawada Procomil spray oo bahalka weynaysa biyahana daahisa
Dapoxetine pills leave you feeling pleasure even if your penis is erect, you don’t feel pleasure, it may affect the penis’ erection, on the other hand, it is not good to use erection pills in general.
He says that Dapoxetine pills have many side effects, including diarrhea or stomach cramps, indigestion, dry mouth, penis swelling, ringing in the ears, a stuffy nose like someone with a cold, and high blood pressure.
It is advisable for you to strengthen your muscles with something like Ginseng and nutritious foods like fish. onions. garlic. olive oil.
