Maca powder raga seegada badsaday awoodda miyuu usoo celiyaa
Su’aasha:
macca powder madaweeya raga siigada daciifisay raganimada maxoojiya side effect miyuu leyahay sidee loo isticmala mahadsanid.

Jawaabta:
Maca powder waa geed laga helo koonfurta America siiba buuraha, qeybta ugu muhimsan waa jirrida geedka inta la qallajiyo ayaa la shiidaa budo ayaa laga dhigaa.
Maca powder wuxuu kordhiyaa tayada biyaha ninka iyo adkaanta geedka ninka, sidoo kale naagtana aad buu ugu roon yahay xagga uur qaadidda degdega, wuxuu kaloo xoojiyaa lafaha, dumarka wuxuu ka yareeyaa dhibaatooyinka la xiriira duqnimada siiba dhiiga caadada iyo dareenka kacsiga, wuxuu kaloo xoojiyaa isdifaaca jirka.
Wuxuu kaloo yareeyaa prostaatada ninka, laakin waa inay ka fogaataa naagta uurka leh waxaa laga yaabaa inuu dhib u keeno ilamaha caloosha ku jira.
Marka shaki kama taagna raga siigada badsaday inuu usoo celinayo awooddooda, waxaa kaloo usoo celinaya geedka Ginseng iyo malabka saafiga ah.
Malabka Macun waxa uu u taro raga iyo dumarka
Ginseng miraha oo kale ah qaabka loo isticmaalo
Waxaan rabaa inaad ii sheegto sida loo isticmaalo ginseng
Maca powder is a plant found in South America, especially in the mountains. The most important part is the stem of the plant, which is dried and ground into powder.
Maca powder increases the quality of men’s water and the hardness of the male plant, and is also very good for women in terms of rapid pregnancy, it also strengthens bones, reduces problems related to aging in women, especially menstrual bleeding and sexual desire, and also strengthens the body’s defenses.
It also reduces the prostate in men, but it should be avoided by pregnant women as it may cause harm to the baby in the womb.
So there is no doubt that men who have consumed too much powder will restore their power, and it is also restored by the Ginseng plant and pure honey.
