Riyada doorashada caaqilka reerkayga

Riyada doorashada caaqilka reerkayga

Su’aasha: Asc Allah mahadleh ilaahay ajar iyo xasanaad ha idinka siiyo guud ahaan webka Allah macak waxaan ku riyooday anoo reerka yaga u dooranaya nin dhalinyaroo u taliya oo oday u noqda oo iska warhaynta iyo xaalada ogaada oo reerka isku xidha midka ugu fiican udooray oo aan dadkii markaan usoo bandhigay inuu midkaasi u […]

Riyada anigoo madaxtinimo la ii dooranayo

Riyada anigoo madaxtinimo la ii dooranayo

Su’aasha: asc dhaman walaalaha daruur sln kadib waxaan mucjiso igu ah xly riyo layaableh baan arkay waxan arkay aniga oo madaxweynaha wadanka la idoranayo waliba aniga majecli mana kumashqulo siyaasad mana dawado mana dhagaysto xataa dadka oo kushekesto ma akfariisto sida aytahay xly waa markii igu horeysay aan arkayo waxa igu dhalisay baa ah dad […]