Categories
Af English

Xarafka Y af ingiriiska marka aay loogu dhawaaqayo

Xarafka Y af ingiriiska marka aay loogu dhawaaqayo Xarafka (Y) afka ingiriiska marka uu shibbane ka dambeeyo waxaa loogu dhawaaqaa (aay) sida aad ku arakyso tusaalooyinka jadwalka ku jira. Halkaan waxaad ku arkaysaa ereyo English tusaale ah waxaana loo tarjumay af carabi iyo af soomaali:   The letter Y in English when pronounced as aay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar ku riyootay ido buurbuuran oo meel daaqaya

Su’aasha: Asc walahaha waxaan hada kohor ku riyooday Anoo meel guryo sara ka dhisanyahiin jooga ayaan arkay ido ama laxo buurbuuran oo meel xoogaa ii jirta daaqaya waxaan ku sii ordayay ay dhowr xaba ah waxàna lahaaa waa idiihii nabi muxamad (SCW)ee ayda aan ka abad baadiyo aadna waan u orday aydiina waan dhaafay waana […]

Categories
Caafimaadka Health

Geedka ninka qaloocan xaaska ma u raaxayn karaa

Su’aasha: Asc waxaan what qof nin xaas leh, uno joogto Caruur, mudo hal sano ah ayaan waxaan isku Gus oo uqoloocda dhinaca bidix xiliga kacsiga iyo biyo bax degdeg ah kadibna waxaa igu adkaada in aan suubiyo galmo dhamays tiran, Marka fadlan igu igu caawiyo arinkas xalkiisa Jawaabta: Shaqo kuma laha qoloocnaanta geedka ninka iyo […]

Categories
Caafimaadka Health

Calaamadaha sixirka ninka iyo xaaskiisa lagu kala geeyo

Calaamadaha sixirka ninka iyo xaaskiisa lagu kala geeyo Astaamaha sixirka nin iyo xaaskiisa lagu kala geeyo, sixirka xaaska lagu nacsiiyo ninkeeda ama ninka lagu nacsiyo xaaskiisa waa sixir caan ah oo aad loo adeegsado sixirkaas waxaa lagu garan karaa qofka inuu hayo astaamo badan marka hore astaamaha naagta ay isku arkayso marka ninkeeda laga sixro: […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada aroos aanan raali ka ahayn

Su’aasha: xaley waxaan kuriyooday anigo la iguuriye gabar hooyo familkeeda ah marka hore arooska raali ayan ka aha maalinki labaad ayan qayli bilabay waliba anigo leh aniga gabar dibada igeyso inaad iguurisan ayaan isku ogeyn qoftan marabo meelahas anoo marayo ayan so toosay waxa kaloon riyada in wiil an aqano aan isku mar guursanay waliba […]

Categories
Fatwada

Hadaan Qur’aanka dhageysto ilmadeydu wey soo hoortaa

Su’aasha: Qofka ku qushuuca Qur’aanka kariimka ee ilmeeya qofkaas oo kale diinteenu maxay ka qabtaa? Jawaabta: Qofka quraanka ku khushuucaya waa qof iimaan leh, qofka muslinka imaanka leh markuu maqlo aayadaha Alle cabsi ayuu dareemayaa wuuna ooynayaa aayado badan ayaa tilmaamay oo ku sugan quraanka kariimka:   (إِنَّمَا الْمُؤْمِنُونَ الَّذِينَ إِذَا ذُكِرَ اللَّهُ وَجِلَتْ قُلُوبُهُمْ […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dahab lumay iyo ukun digaag madow kasoo baxayo

Su’aasha: waxaan ku riyooday aniga oo dahab helay oo baca ku ritay kadib markaan socday wuu iga lumay kadib waxaan helay hal xaboo cagaaran ama doog isbiraad ah Kadib waxaan ku riyooday waa isku mar uun anaga oo ukun intaan jabiyay haad cun tid is leh ayaan waxaa iga ga Soo baxay ukunta guda heeda […]