Xarafka Y af ingiriiska marka aay loogu dhawaaqayo

Xarafka (Y) afka ingiriiska marka uu shibbane ka dambeeyo waxaa loogu dhawaaqaa (aay) sida aad ku arakyso tusaalooyinka jadwalka ku jira.

Xarafka (Y) af ingiriiska marka (aay) loogu dhawaaqayo
Xarafka Y af ingiriiska

Halkaan waxaad ku arkaysaa ereyo English tusaale ah waxaana loo tarjumay af carabi iyo af soomaali:

 

The letter Y in English when pronounced as aay

The letter (Y) in English when followed by a consonant is pronounced as (aay) as you can see in the examples in the table.
Here you will see some example English words and their translations into Arabic and Somali:

EnglishArabicSomali
nearbyمجاورDeris la ah
justifyيبررku marmarsiyoonaya
applyيطبقdabbaqaya
skyسماءcir, samo
relyيعتمدcuskanaya
shyخجولQof xishood badan
byبواسطةku, (horyaale)
denyينكرinkiraya
cryيبكيooyaya
tryيحاولisku dayaya
fryيقليdubaya
whyلماذاmaxaa
flyيطيرduulaya

 

Ereyo English oo wadaaga xarfaha ICK si sahlan ayaa loo xifdin karaa

 

 

Tarantulas Arabic to Somali – Arabic Translator

Leave a Reply