Categories
Talooyinka Consultation

Gabdhaha da’doodu hooseeyo 20 jir maxaa naasaha ka rida

Gabdhaha da’doodu hooseeyo 20 jir maxaa naasaha ka rida Su’aasha: A S C, waxa jira gabdho la guursanin oo da’doodu ka hooseeyo 20 jir kuwa jidhkoogu buuran yahay iyo kuwa caato ahba marka hore iyago naaso yaryar o adag lahaa unbay mudo yar kadib naasahoogu intay jilcaan aye dhacayaan ma ladhihi karaa waxa sabab u […]

Categories
Talooyinka Consultation

Gabadh Walba oo bikro ah galmada ugu horeysa ma cabsi iyo xanuun bay dareenta

Gabadh Walba oo bikro ah galmada ugu horeysa ma cabsi iyo xanuun bay dareenta Su’aasha: A S C, gabadh walba oo bikro ah markay galmada ugu horeya samaynayso ma cabsi, xanuun iyo xishood unbay dareemaysa mise waxaa jira gabdho waxba dareemino kaliya raaxo ka hela mida kale gabadha bikrada ah iyo gabadhaan bikrada ahayn muuqaal […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyo sigaarka walaalka cabayo

Riyo sigaarka walaalka cabayo Riyada: Asc Waxaan ku riyoodey anigoo walaalkey qol ugu soo galey qolkiisa waxbaa ka qiiqaya waxaasina waa sigaar Mar labaad ayaan qolkii kusoo noqdey Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa walaalkaaga inuu la imaan doono falal aan fiicnayn oo aad dhibsan doonto. ama wuxuu saaxiib ka dhiganayaa dad aan wanaagsanayn oo sameeyo arrimo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada duulista iyo masajidka

Riyada duulista iyo masajidka Riyada: Waxan ku riyoday aniga oo ordaya aadna u cabsanaya waxan ka ordayay dad badan oo aan aqoonin sidii aan u ordayay ayan duulay waxana ku dagay magaalo hore aan oga so guurnay masjid ku yaalo kadib dadkii masjidka joogay way iwada eegayen iyagoo ila yaaban aniguse madaxaygu wuu qaawna aniga […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyo naagta leyla qabo isoo waceyso si facan ila hadleyso ayaan ku riyoday

Riyo naagta leyla qabo isoo waceyso si facan ila hadleyso ayaan ku riyoday Riyada: Iso fasira idinkow mahadsan gabar leyla qabo ayaa iso waceyso waliba si wanagsan ila hadleyso sas ooy tahyne weli isma maqlin 2dena marka maxe noqon kartaa callkaas wa mhdsntihin Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xasilooni iyo deganaan dhinaca ninkaaga waa riyo wanaagsan […]

Categories
Bulsho Society Talooyinka Consultation

Habeenka arooska iyo raaxada gabadha

Habeenka arooska iyo raaxada gabadha Su’aasha: gabadha bigrada ah maxay uga baqaysaa habeenka arooska ama habeenka aqalgalka raaxada ninkeeda, gabdhaha oo dhan waa sidaas taas maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Run ahaantii dhaqanka soomaalida habeenka aqalgalka wuxuu u arkaa habeen dagaal culus dhex maraya wiilka arooska  iyo gabadha aroosadda. Waxay aamainsan yihiin dadka soomaaliyeed ninka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada kaluunka badda ku dabaalanaya la daawanayo

Riyada kaluunka badda ku dabaalanaya la daawanayo Riyada: Waxaan ku riyooday meel xeeb ah ano fadhiya oo daawanaya kaluun waa wayn oo bada ku dhex ciyaaraya hooyaday baa aad ugu dhawayd meesha kaluunku ku dabaalanayo kursi bay ku fadhiday waxan leeyhy marka kasoo drug hooyo yuu ku cunin. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa  arrimo noloshaada wax […]