Categories
Caafimaadka Health

Isticmaalka dawada dhakhtarka ee biya baxa dag daga ah

Su’aasha: asc ugaas waxaan isku arkay biya bax dag dag ah wan siigeysan jiray filmada jugta wan firsan jiray hada bari ayan dhakhtar usocda markan dawada isticmalo maiga baxaya mida kale dawada intaan isticmalkeeda wado majoojiya ciyaarta mise waan wada? Jawaabta: In badan ayaan ka jawaabnay su’aashan mid la mid ah waxaad ka raadin kartaa […]

Categories
Caafimaadka Health

Ninkayga waan jeclahay laakin raaxada ayaan isku haysanaa

Ninkayga waan jeclahay laakin raaxada ayaan isku haysanaa Su’aasha: scw waxan ahay naag la qabo ninkayga aad ban u jeclahay laakin dhinaca raaxada ayaan ku dhibay mar kaste galmo ayu iga rabaa lakin aniga sidaas ma ahi isaga qaab kaste ayuu rabaa inuu igu tago foorar iyo istaag iyo noc walba lakin aniga foorarka kuma […]

Categories
Caafimaadka Health

Hadii shahwada aan isku reebo kelli xanuun iyo dhabar xanuun miyey leedahay?

Hadii shahwada aan isku reebo kelli xanuun iyo dhabar xanuun miyey leedahay? Su’aasha: Nio ayaanta siigo waa iska ilaalinaayey lkn saakan xubintayda gacanta ku dadaliigay xooga markay biyaha iga soo dhawaaqeen wax cad oo sida shahwada u adkeynaa iga soo dhibcay ka dib muuqato qawan aan arkay dareenka dhan ayaa aad ii kacay waan is […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Wadadkayga waxuu ku riyooday isagoo 300 oo ariya la dhahay 300$ ku raac

Wadadkayga waxuu ku riyooday isagoo 300 oo ariya la dhahay 300$ ku raac Su’aasha: Wadadkayga waxuu ku riyooday isagoo 300 oo ariya la dhahay 300$ ku raac oo islaan uu yaqaano ku dhahday ku raac markaa waxu dhay say biyaalno ilaa lanbar 4 bana ku eegaya arigii waa iga dhumay lkn waan soo helay shaqadaydana […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada ari iga lumay iyo nin khamiis madow wata

Riyada ari iga lumay iyo nin khamiis madow wata Riyada: Asc bahda daruuro wll waxaan ku riyooday anoo ari iga lumay day dayay ayaan waxĂ n arkay ar meel abaar iijirta kamuuqda oo wiilal ilaa 12 ilaa 11 aan kuyaasay oo khamiisyo cad cad iyo koofiyada sunada qaba la joogaan anoo gooda ukac isleh ayaa meel […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada nin iyo xaaskiisa meel duur ah jooga

Su’aasha: Asc Naag waxay ku aragtay ayada iyo ninkeeda joogo meel duur ah oona tahay galag, marka meesha waxaa socda diiwaan galin safar , naagta waa la qoray magaceed , waxaa ladhahay halkaan waala seexaa naagtii waxay ku dhahday ninkeeda halkaan ma seexanaayo, ayada iyo ninkeeda waxay soo heleen gaari hoomey ah,maxay noqoney? Jawaabta: Riyada […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof weji iftiimaya leh oo seef ii dhiibaya

Su’aasha: Asc wll Habeen ayaa waxaan ku riyooday nin asiga dhan wada cad ma sheegi karo in uu saxaabi yahay iyo in kale wajidiisana waxaa qarinaayay iftiinka ka soo baxaayo asiga ka dib ayaa wuxuu ii dhiibay seef iguna dhahay dagaalka adiga ayaa hogaaminaayo dagaalkiina guul ayaan ka keenay ka dib wuxuu igu dhahay adiga […]