Wadadkayga waxuu ku riyooday isagoo 300 oo ariya la dhahay 300$ ku raac

Su’aasha:

Wadadkayga waxuu ku riyooday isagoo 300 oo ariya la dhahay 300$ ku raac oo islaan uu yaqaano ku dhahday ku raac markaa waxu dhay say biyaalno ilaa lanbar 4 bana ku eegaya arigii waa iga dhumay lkn waan soo helay shaqadaydana qof baan dhahay isii ahy markii danbe islaanti lahayd baan ku dhahay ma raaci karo ee qabso arigaag wayna oysay waxayna ku dhahday waxaan haystaa hooyaday oo wayeelee hayga tagina markaa hooyadii ayaan ani nimankale quraan usaaray ayuu dhahay wana katagnay.

Wadadkayga waxuu ku riyooday isagoo 300 oo ariya la dhahay 300$ ku raac
Wadadkayga waxuu ku riyooday isagoo 300 oo ariya la dhahay 300$ ku raac

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa inay ku  wajahan yihiin ninkaaga dhibaatooyin iyo mashaakil waxaana sabab u noqonayso haweeney marka ninkaaga taxdar ha qabo ari raacidda waa xil iyo mas’uuliyad laakin lumitaankiisa waa murugo iyo mashaakil, riyadan waxay xiriir la leedahay riyada ka horreysay aan kuu fasiray oo ariga kaa lumayay.

Riyada Ari Iga Lumay Iyo Nin Khamiis Madow Wata

Laakin marka ugu dambayso guul iyo farxad ayay ku dhamaanaysaa arinta wuxuuna helayaa wax uusan filanaynin  oo hanti ah.

This dream indicates that your husband is facing problems and troubles, and it is because of a woman. When your husband is careful, chasing a goat is a duty and responsibility, but losing it is sadness and troubles. This dream is related to the previous dream I interpreted for you, which was losing a goat.
But in the end, the matter ends in success and happiness, and he gets something he did not expect, which is wealth.

Leave a Reply