Ninkayga waan jeclahay laakin raaxada ayaan isku haysanaa

Su’aasha:

scw waxan ahay naag la qabo ninkayga aad ban u jeclahay laakin dhinaca raaxada ayaan ku dhibay mar kaste galmo ayu iga rabaa lakin aniga sidaas ma ahi isaga qaab kaste ayuu rabaa inuu igu tago foorar iyo istaag iyo noc walba lakin aniga foorarka kuma raaxaysto hal qaab kaliya ayaan ku raaxaystaa waana qaabka caadiga ah inaan seexdo isagana igusoo kor seexdo, markaas kaliya yaan biyabixi kara sido kale aniga waxa igi filan bishii 3 jeer oo kale galmada inaan sameyo dareen xogan ma lihi, mararka qar waxaan dareemaa xanuun xubinta inay i xanuunayso iyo balbal marka uu i galiyo ma la heli kara wax kacsiga i kordhiyo naagaha maxaa kacsiga u kordhiyo ninkay wan jeclahay waxan donaya inusan naag kale iga damcin fadlan daawo haday jirto naagaha u roon ii sheega.

Ninkayga waan jeclahay laakin raaxada ayaan isku haysanaa
Ninkayga waan jeclahay laakin raaxada ayaan isku haysanaa

Jawaabta:

Xiriirka raaxada galmada ninka iyo xaaskiisa wuxuu ku dhisan yahay isfahan, xaaladda aad sheegtay dumar badan ayaa ka sheegta dareenka inuu ku yimaado hal qaab oona ah qaabka aad sheegtay, taas waxaa laga yaabaa inay u noqoto fikirka iyo dhaqanka aad ku barbaartay, waxaa kaloo ay u noqonaysaa dareenka kacsiga inuu kugu yar yahay.

Waxaad cunaysaa cuntooyinka dumarka iyo raga kiciya webka daruur in badan ayaan ka hadalnay ka dhex raadi waxa keeno dareenka naagaha, ma jirto daawo sida kaniiniga fiyaagaraha oo kale naagaha kicisa, laakin cuntada iyo istiinka iyo kalsoonida adiga iyo ninkaaga way kugu filan tahay inaad noqoto qof kacsi badan oo ninkeeda qancin karta.

 

Geed dareenka kordhiyo sida shaaha loo kariyo

Waxtarka qubada xaga awooda raganimada

 

The sexual pleasure relationship between a man and his wife is based on understanding, in the situation you mentioned, many women say that the feeling comes in one way and in the way you said, this may be due to the thinking and culture you were raised in, it may also be due to the feeling of arousal that you are lacking.

You eat foods that stimulate women and men, we have talked about it a lot on the cloud website, search for what causes women’s feelings, there is no medicine like the Viagra pill that stimulates women, but food and sex and trust between you and your husband are enough to be a person with a lot of arousal and can satisfy her husband.

Leave a Reply